Mas'uuliyiin ka socotay rugta ganacsiga iyo warshadaha oo maalmahan safar ku joogay dalka Talyaaniga yaa kulamo kale duwan la yeeshay...
Xaruumihii ay ay ku sugnaayeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ka tirsan degmooyinka Yaaqshiid iyo Hiliwaa oo ay la wareegeen...
Siminaarkani oo mudada uu socdo lagu baran doono doorka culimaa’udiinka Soomaaliyeed ay ka qaadan karaan dar dar gelinta wacyi gelinta...
Muqdisho , Isniin, December 01, 2014- Wasaaradda haweenka iyo horrumarinta xuquuqul insaanka ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku...
Wasaaradda Hidaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in ardayda deeqda waxbarasho ka helay dalka suudaan ay gaarayan...
Deeqdani raashinka ah oo ay soo dhiibeen qaar ka mid ah jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Norway gaar ahaan jaaliyadda Reer...
Munaasabadaan oo ay ka qeyb galeen Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, ergeyga gaarka ah ee Midowga Yurub ee Soomaaliya iyo mas’uuliyiin ka...
Wafdi ka socday Jaamacadda Carabta ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Wafdiga oo ka koobnaa Sideed xubnood ayaa waxaa hogaaminayay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Shirkadda SONATRACH ee dalka Aljeeriya,...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud oo maanta kormeer ku tegay xarunta Tiyaatarka Qaranka...
RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Global Safety Report oo ah hay’ad cilmi-baaris oo amniga Caalamka xog-uruurin ku sameysa ayaa soo saartay warbixin amniga...
RADIO MUQDISHO:-Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Faarax Nuux, ayaa magaalada Montreal ee dalka Canada kaga qaybgalay Shirweynaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho