Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra;isul Wasaare Ku Xigeenka Dalka Oo Furay Siminaar Ku Saabsan Doorka Culimada Soomaaliyeed Ee Bulshada (DAAWO MUUQAAL)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Siminaarkani oo mudada uu socdo lagu baran doono doorka culimaa’udiinka Soomaaliyeed ay ka qaadan karaan dar dar gelinta wacyi gelinta bulshada Soomaaliyeed iyo ka hortaga gudniinka fircooniga ah ayaa waxaa ka qeyb galay inta badan culimada Soomaaliyeed, iyadoo siminaarkaasi ay soo qaban qaabisay wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta ee dalka, waxaana furitaanka siminaarka ka qeyb galay Ra’isulwasaare ku xigeenka ahna wasiirka Owqaafta iyo arrimaha diinta ee xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Ridwaan Xirsi Maxamed.

Ugu horeyn agaasimaha guud ee wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Kheyrow Aadan  ayaa sheegay in maalmaha siminaarkani uu socon doono culimadu ay falanqeyn doonaan doorkooda ku aadan wacyi gelinta bulshada.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Ra’isulwasaare ku xigeenka ahna wasiirka Owqaafta iyo Arrimaha diinta ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in culimada Soomaaliyeed looga baahanyahay in ay sii xoojiyaan wacyigalinta bulshada.

Siminaarkan mudo laba maalin ah socon doona ayaa waxaa looga hadli doonaa dhowr arimood oo ay ka mid yihiin in bulshada laga wacyi galiyo gudniinka fircooniga ah.

Previous Post

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Oo Difaacyadii Muqdisho  Ku Lahaa Ku Wareejiyay Hey’adaha Ammaanka “Sawirro+Muuqaal”

Next Post

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Oo Difaacyadii Muqdisho  Ku Lahaa Ku Wareejiyay Hey’adaha Ammaanka "Sawirro+Muuqaal"

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In