Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa furay shirka saddex biloodlaha ah ee Madasha isku xirka hawlaha...
Xilli qeybo ka mid ah Gobolada dalka uu ka curtay roobkii Gu’ga ayaa waxaa soo baxaya digniino ku aadan saamaynta...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ayaa xalay xaflad casho ah ku sagootisay Wasiirkii hore, Mudane Danjire Axmed...
Ciidanka Ilaalada Xeebaha Booliiska iyo hawlgalka Ciidamada Badda Midowga Yurub ee Soomaaliya loona yaqaano (Atalanta) ayaa fuliyay layli mideysan ay...
Ciidanka NISA Iyo Kuwa deegaanka oo Iskaashanaya, ayaa burburiyay Saldhig ay Khawaarijta ku lahaayeen Tuulada Taflow oo 28km Dhanka Koonfur...
Golaha Wasiiradda Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu ansixiyey saddex heshiis oo ay wada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Cabdulaahi Jama Mohamed oo kaalinta labaad ku...
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa ka qeyb galay shirka guud ee Wasiirada Maaliyadda Dalalka Afrika...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta oo Arbaco ah xafiiskiisa ku qaabilay Siihayaha Safaaradda...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda JFS Mudane Saalax Jaamac ayaa xilalka u kula wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda...
Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...
Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho