Wasaaradda Arrimaha Debadda Koonfur Afrika ayaa nuqul ka mid ah warqadaha Aqoonsiga Safiirka cusub ee Soomaaliya u magacowday dalka Koonfur...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho uga qaybgalay xuska maalinta Autismka adduunka oo ay...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Afar iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Inka badan 400 oo carruur agoon ah oo ka mid ah kuwa Aabayaashood ay ku shahiideen dagaalka dalka looga xoreynayo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa degmada Kaxda uga qeyb galay kulan afur wadareed oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo casuumaad rasmi ah ka helay Boqorka Dalka...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Ganacsatada ugu digay inay Caasimadda keenaan waxyaabaha...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Afar iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Ergeyga Gaar ah ee Arrimaha Caafimaadka iyo Nafaqada Mudane...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed, Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee hay’adda SoDMA ku qaabilay ku xigeenka Ergeyga gaarka...
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...
Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...
Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...
Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho