Degaanka Janaale ee hoostaga Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose waa degaan Illaahay ku manaystay Webbi,Beero wax-soosaar, dalxiis iyo...
War-qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu yirii Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo dhiirigelinaysa dhammaan Shaqaalaha...
Madaxwaynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Madaxwayne ku xigeenkii hore ee Puntland Axmed...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa la kulmay H.E. Namgya Khampa, Danjiraha Hindiya u fadhiya Kenya....
Mas'uuliyiin ka tirsan golayaasha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kummanaan shacabka reer Muqdisho ah oo ka kala yimid degmooyinka Gobalka Banaadir...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyadda Qaranka ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Midowyga Yurub u...
Wasiirka Waxbarashada Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Faarax Cabdulqaadir oo Bannaan-baxa looga soo horjeedo damaca gurracan ee Itoobiya, ayaa uga qayb galaya Taalada...
Ra'iisul wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda qaranka oo ku biiray Banaan baxa ka socda qaybaha kala duwan ee magaalada...
Waxaa magaalada Muqdisho Sacadaha soo aadan gilgili doona dibad baxayo waaweyn oo looga soo horjeedo damaca Itoobiya ee ku Aadan...
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane. Axmed Siciid Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Jedda ee...
Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane, Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in dadka reer Muqdisho aysan diyaar u ahayn in ay ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in midnimada shacabka Soomaaliyeed ay laf-dhabar u tahay geeddi-socodka dib...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shacab iyo masuuliyiin kula...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Salaadda Ciidda Carafo,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho