Guddiga Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabbilsan tartansiinta Shirkadaha adeegga Xajka ayaa soo saaray liiska kama...
Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxa ay gaarsiisay diyaaradii ugu horaysay oo sidda...
Wasiirka Caddaaladda dalka Jabuuti mudane Cali Xasan Bahdoon ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Falastiin u fadhiya dalka Jabuuti danjire...
Madaxweynaha dowlad gobolleedka Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kormeer ku tagay deegaanada uu ku fatahay wabiga Juba ee...
Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh C/qaadir ayaa hambalyo ku aaddan 21-ka November u diray macallimiinta Soomaaliyeed. Wasiirka...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow oo ay wehliyaan Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa...
War Saxafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan, Isniintii shalay ayaa lgu sheegay in Ankara aysan ogolaan...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Barayaasha Soomaaliyeed ugu hamblayeeyey munaasabadda 21 Nofeembar oo ah Maalinta...
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, mudane Biixi Iimaan Cige oo ku sugan magaaalda London ee dalka Ingiriiska, ayaa Guddoomiyay shirka...
Maxkamada Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa saakay markale u fadhiisatay dhageysiga Labaad dacwad la xariirto Musuq-maasuq oo loo heysto saraakiil ka...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehliyaan Wasiirka...
RADIO MUQDISHO:- Sawirro: Waxaa si habsami leh u socota munaasabadda xuska sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, taas...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qeyb galay xuska 66-aad ee sanad-guurada kasoo wareegtay aasaaska...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa Geesiyaasha Ciidanka XDS Soomaaliyeed u diray Hambalyada Sanad guuradii...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho