Baarlamaanka 6-aad ee Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa ku howlan maanta doorashada Madaxweynaha sanadaha soo socda hoggaamin doona Dowlad goboleedka Puntland. Dhamaan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo casho sharaf ku maamuusay Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka dalka ayaa...
Guddoomiye Ku-xigeenka Hay'adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Dr. Axmed Cabdi Aadan ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu ku qaabilay...
Mid ka mid ah Wasiiradii ugu muhiimsanaa ee maamulka Muuse Biixi, isla markaana u qaabilsanaa Arrimaha Ciidamada kana soo jeeda...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa kulan la yeshay Raktarka Jaamacadda...
Maamulka Degmada Yaaqshiid ayaa maanta dibad bax ay uga soo horjedaan damaca Dowladda Ethiopia iyo Heahiis beenadka ay la gashay...
Hawlwadeennada Waaxda Horumarinta Dhaqaalaha ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha oo uu hogaaminayay Agaasimaha Waaxda, Mudane Cabdinaasir Cumar Kaatib...
Jeneraal Cali Caraaye Cosoble ( Gacma-duule) oo ka tirsan Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka oo uu weheliyo Khaliif Cumar Macallin Nuur...
Wasiirada iyo Xildhibaannada labada Gole Baarlamaan ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya kana soo jeeda Gobolka Awdal oo maanta shir jaraa’id ku...
Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa uu beeninayay warqadan been abuur ah oo saacidihii lasoo dhaafay baraha...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho