Wafdi balaaran oo ka socda Bangiga Adduunka oo soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa kulamo la qaatay Masuuliyiinta Dowladda iyo Ganacsatada...
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta waxa uu Dowladda Shiinaha kala wareegay lacag dhan 1,000,000...
Wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka Booliska dalka Jabuuti G/lle sare Cabdiraxmaan Cali Kaahin ayaa goordhow soo gaaray...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Jabuuti ku daah-furay shirka sanadlaha ah ee Machadka...
Warbaahinta Isra’iil ayaa sheegtay in Garoonka Diyaaradaha Israa’iil ee Ben Gurion, uu codsaday 600 oo shaqaale ah oo aan mushahar...
Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya, mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa si faahfaahsan uga hadlay qorshaha ciidamada Qaranka ay kula...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Daraawiishta Galmudug iyo kuwa degaanka oo is kaashanaya ayaa saaka la wareegay degaano dhaca Koonfurta gobolka...
Tan iyo markii uu qarxay dagaalka u dhexeeya Israa’iil iyo Xamaas, ayaa waxaa markii ugu horreysay marinka Qaza galay Gawaari...
Wasiirka Horumarinta iyo arrimaha Afrika ee dowladda Ingiriiska, Mudane Andrew Mitchell, ayaa ka hadlay xiriirka dhow ee ka dhaxeeya dowladda...
In ka badan 110 qof ayaa dhintay kadib dhul-gariir cabbirkiisu yahay 5.9 oo habeenimadii xalay ku dhuftay gobolka Gansu ee...
Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...
Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu maamuusay isaga...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali Abdi, received the...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho