Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), iyo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda, Mudane Maxamed Cabdiqaadir Cali,...
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta shixnad gargaar ah oo loogu talagalay dadka ay sameenta...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida Qeybta 60aad, ayaa Maanta Xukunno kala duwan ku tidey rag katirsanaa Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed oo...
Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa ku qaabilay qasriga madaxtooyada Safiirka Dowladda Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Muktaar Mohamed...
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallim Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee hay'adda SoDMA waxa uu ku qaabilay Safiirka Dowladda...
Wasaaradda Gaashaandhigga XFS ayaa sheegtay in howgalladii ugu dambeeyay Khawaarijta looga dilay 130 khawaarij ah, waxaana lagu furtay hub, iyadoo...
Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo gudanaya waajibka ka saaran ilaalinta sharuucda dalka ayaa soo xiray eedeysane lagu magacaabo Axmed Cabdiraxmaan...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa billadda ODA AWARD guddoonsiiyay ku xigeenka maareeyaha Wakaaladda Murtida iyo Madadaalada...
Geesiyaasha Qaranka, gaar ahaan Ururka 143-aad, guutada 14-ka October ee Ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa galinkii dambe ee maanta...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay Shirka Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir,...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho