Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),ayaa xafiiskiisa maanta ku qaabilay Safiirka dalka Jamhuuriyadda...
Taliyaha ciidanka xoogga dalka janaraal Ibraahim Sheekh Muxyadiin iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Galcad ee gobolka Galgaduud...
Ciidanka xoogga Dalka gaar ahaan Guutada Khaalid Binu waliid ayaa burburiyay fariisimo dhulka miyiga ah ay ku lahayeen Khawaarijta Naf...
Magaalada Cabudwaaq ee gobolka galgaduud ayaa lagu soo bandhigay gadiid dagaal iyo bulsho diyaar u ah inay kaalin muuqata ka...
Agaasiimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Guleed Cabdijaliil ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku...
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiydda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta shir guddoomiyey Shirka Wadatashiga badqabka Isgaarsiinta, ilaalinta...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulanka wadatashiga Soomaaliya ee ku saabsan u diyaargarowga...
Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Mudane Cabdullaahi Cumar Abshiroow, ayaa maanta daah-furay tababar ku saabsan tayo-siinta mudanayasha...
Madaxweynaha Dowlada Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Hirshabeelle oo maanta ka qabsoomay Degmada Cadale....
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee DFS Mudane Cismaan Libaax iyo Kusimaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye Ku xigeenka...
Tababar heer sare ah oo ku saabsan baarista dambiyada iyo goobaha ay ka dhacaan ayaa loo soo xiray saraakiil iyo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Shir-guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Qaran ee Maareynta...
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howgal qorsheyn ka fuliyey gobolka Baay, kaas oo lagu beegsaday goobo ay Khawaarijtu u adeegsan jireen...
Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya, Mudane Christophoros Politis...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho