Munaasabadaan oo aheyd mid dhiirigalin dhanka Waxbarashada ah loogu sameeynayay Dufcaddii kow iyo Tobanaad ee ka qalin jabisay Dugsiga Sare...
Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga ah ee Ethiopia Danjire Cabdullahi Warfaa ayaa maanta nuqul...
Muqdisho, Arbaco, 14 June, 2023 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Jabuuti ugu qeyb galay...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Axmed Macallim Fiqi, oo safar shaqo kujooga Norway...
Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga, Filippo Grandi, ayaa sheegay in tirada dadka ku barakacay dagaalada ka socda qeybo...
Burcad hubeysan oo u dhashay dalka Uganda ayaa magalada Kampala ee Caasimadda dalkaasi Uganda, ayaa waxaa dil iyo dhawac loogu...
Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage ayaa kulan la qaatay Taliyaha Ciidamada Mareeykanka ee (Africom) Gen.Micheal ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa qeybgalay munaasabad ay bulshada Degmada Kaxda kaga...
Dalladda Xarumaha Warbaahinnada Madaxa-bannaan ee Soomaaliya – (SIMHA), ayaa talaadada maanta ah qabanqaabisay tababar wax-ku-ool ah oo ay ka qaybgalayaan...
Guddiga Gaadiidka, Garoommada, Dekedaha, Hawlaha Guud iyo Tamarta ee Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyagoo gudanaya waajibaadka dastuuriga ah ee...
Muqdisho, Soomaaliya – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyey...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa ciidanka xoogga dalka iyo ciidanka deegaanka ee ku jira dugsiga tababarrada Qoriloow...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta Beerta Nabadda kulan kula yeeshay suxufiyiinta warbaahinta...
Taliska Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa maanta xaruntiisa ku qabtay shirka Talisyada Qaybaha Ciidanka Dhulka, kaas oo uu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho