Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye guuto, Cabdikariin Cali Afrax ayaa hambalyo u diray ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo maanta u ku...
Sacuudi Carabiya ayaa lacag dhan 1 Bilyan oo dollar dhigay bankiga dhexe ee Yeman ee fadhigiisu yahay magaalada Cadan, sida...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo deryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Dr, Cali Xaaji Aadam ayaa magaalada Riyaad ee Dalka Sacuudiga kaga qeyb...
Ciidamada Amniga ayaa soo afjaray weerar Koox Khawaarij ah ay ku qaadeen Guri ay ku sugnaayeen Dad Shacab ah oo...
Wasiirka Amniga Gudaha ee dowlad Goboleedka Galmudug mudane Maxamed Cabdi Aadan Gaboobe oo muddooyinkan ku sugnaa furimaha hore ee dagaalka...
Ku Simaha Guddoomiyaha Aqalka Sare ahna Guddoomiye Ku Xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare Mudane Cali Shacbaan Ibraahim ayaa ka Tacsiyeeyay...
In ka badan 80 ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal Ciidanka Xoogga Dalka, Ciidanka Daraawiishta Galmudug, Geesiyaasha Deegaanka...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta oo Talaado ah taariikhduna ay ku beegan tahay...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta furay Shirka Midowga Bangiyada Soomaaliyeed oo looga hadlayo fursadaha...
Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xirsi Jaamac Gaani oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Tanzania,...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada Luanda ee dalka Angola kaga qaybgalaya Kalfadhiga...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Mudane Omar Afrah ayaa kulan la yeeshay Ku-simaha Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta kulan wax-ku-ool ah la yeeshay wafdi ka socday...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho