Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale(Madaale) ayaa kulan gaar ah la qaatay Safiirka Midowga Yurub...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku baaqay in si deg-deg ah loo joojiyo dagaalka ka socda...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Axmed Macallim Fiqi, ayaa Shir Jaraaโid oo uu...
Guddoomiyaha gobobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha waddada isku xirta...
Bayaan ay ka soo baxay Hayโadda Socdaalka Adduunka (IOM), ayaa lagu sheegay in Todobaadyadii la soo dhaafay, tirada qoysaska Yemeniyiinta...
Ciidanka Booliska qeybta Bari ee gobolka Banaadir ayaa xalay toogtay nin la sheegay inuu ka tirsanaa maleeshiyaadka Argagaxisada Al-Shabaab, kadib...
Shaqaalaha samatabixintaTurkiga iyo Suuriya oo ku howlan badbaadinta iyo aruurinta khasaaraha ka dhashay Dhul-gariirkii shalay ku dhuftay labada dal ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Turkiga, Burundi...
Golaha Wasiirrada XFS ayaa caawa ansixiyay heshiis ay dowladda Soomaaliya la gashay dowladda Imaaraadka Carabta, kaas oo muhiim u ah...
Ciidanka booliska qeybta Bari ee gobolka Banaadir ayaa caawa toogtay nin la sheegay inuu ka tirsanaa Argagaxisada Al-Shabaab, kadib markii...
Wafdi ka socda Xafiiska Raโiisul Wasaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Xafiiska Raโiisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade...
Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS, ayaa maanta yeeshay kulankoodii...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho