Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya mudane, Abshir Cumar Huruuse ayaa magaalada New York ee xarunta Qaramada midoobay kulan kula qaatay wasiirka...
Ergayga Madaxweynaha Soomaaliyeed ee Arrimaha Gargaarka Bani’danimda Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo kulan la qaatay deeq-bixiyeyaasha Caalamka ayaa ku boorriyey in ay...
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo Wasiirada Warbaahinta Carabta ayaa maanta Madaxtooyada Masar kulla kulmay Madaxweynaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay xarunta Qaramada Midoobay ee New York, Boqorka...
Shirkaan oo socon doona muddo labo maalmood ah ayaa waxaa lagu casuumay xubno horey Madax uga soo noqotay Wasaaradda, Aqoonyahanno...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qaabilay wafdi ka socda Hay’adda Finish Red Cross oo ay hoggaaminayso...
Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo kheyraadka badda ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Ahmed Xasan Aaden ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Iimaan iyo Wafdi...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Danjiraha Masar u fadhiya Soomaaliya, Mudane Maxamed...
Dagaal xoogan oo qasaaro lagu gaarsiiyay Maleeshiyaadka Argagaxisada Al shabaab ayaa ka dhacay dhinaca galbeed ee deegaanka Booco ee gobolka...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo kormeeray qeybo kamid ah waddooyinka magaalada Muqdisho...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle oo ka hadlay barnaamijka todobaadka ee warbaahinta qaranka ayaa faahfaahin guud ka bixiyay...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa ku guuleystay in ay shacabka Soomaaliyeed shartiisa dhaafiyaan Horjooge Axmed Dhubad Xidig...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho