Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Gobaleedka Koonfur Gobaleedka Soomaaliya gaar ahaan Waaxda Caafimaadka Qoyska iyo Adeegyada Bukaan Socodka, ayaa qabatay Munaasibada Xuska...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxa ay cambaareyneysaa falkii arxan-darrada ahaa ee kooxda dhagarqabayaasha argigixisada Al-shabaab...
Hoggaamiyaha Guud ee Ururka Xisbullah, Xasan Nasrallah, ayaa maanta oo Sabti ah sheegay in Gantaallada xisbigu ay ku wajahan yihiin...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay xarunta Wasaaradda Arimaha Dibadda Maraykanka ee magaalada Washington,...
In ka badan 30 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab ayay ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ku dileen deegaanka Abooreey oo qiyaastii 25Km...
Wakaaladda wararka ee Tass oo soo xiganaysa ciidamada ilaalada xudduudaha ee Tajikistan, ayaa sheegtay in ciidamada Kyrgyzstan, ay dib u...
Ciidanka Xoogga dalka ayaa xalay degaanka Abooreey oo qiyaastii 25-Km dhanka bari kaga beegan degmada Buulo burde ee gobolka Hiiraan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda Lacagta Adduunka Marwo Kristalina Georgieva ayaa...
Maleeshiyaadka argagixisada ah ee Al-Shabaab ayaa xalay miino nooca dhulka la galiyo ah ku Qarxiyay gaari ay saarnaayeen dad...
Cidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kubaxay deeganka Yasoman ee gobolka Hiiran halkas oo dad shacab ah qarax lagula eegtay xilli...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo kormeeray qeybo kamid ah waddooyinka magaalada Muqdisho...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle oo ka hadlay barnaamijka todobaadka ee warbaahinta qaranka ayaa faahfaahin guud ka bixiyay...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa ku guuleystay in ay shacabka Soomaaliyeed shartiisa dhaafiyaan Horjooge Axmed Dhubad Xidig...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho