Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Qadar ee Soomaaliya, Dr Abdullah Salem...
Guddoomiyaha Hey'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta,...
Wasiirka wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo wakiilka Midowga Afrika Mohamed El-Amine Souef,oo...
Dibadbaxyo ballaaran oo looga soo horjeedo Falalkaasi Guracan ee lagu gubay nuqulo kamid ah Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah ayaa waxay...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Abshir Axmed Haruse, ayaa si rasmi ah magaalada Muqdisho, uga furay Shirka Hannaanka...
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ka mid ah Culimaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa sheegay in la macaamilka Khawaarijta uu yahay xaaraam, qofkii...
Booliiska Mareykanka ayaa sheegay in toogasho toos ah oo ka dhacday magaalada Washington, oo uu geeystay wiil dhalinyaro ah ay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Sanduuqa Badbaadada Carrruurta ee...
Munaasabadaan oo lagu soo dhaweynayay Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Galmudug Abdullaahi Xirsi Maxe"d, Xildhibaan Maxamed Barre Xaaji(Fiyoore), xildhibaan...
Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir ayaa xalay gacanta ku dhigay koox ku eedeysan inay dil iyo dhaawac ka soo geysteen magaalada...
Wafdi ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade...
Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS, ayaa maanta yeeshay kulankoodii...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho