Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshiroow ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiisa...
Wasiiirka Wasaarada Dhallinyarada iyo Cayaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Barre Maxamuud oo uu weheliyo Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Faransiiska, Netherlands ...
Wasiirka Amniga gudaha dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Maxamed Cabdi Aadan Gaboobe oo ay wehliyaan Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Galmudug, Guddiga...
Wasiirka arrimaha dibadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa maanta Nuqul ka mid ah waraaqaha Danjirenimo ka guddoomay...
Wasiirka Awqaafta iyo diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mukhtaar Roobow Cali oo ku sugan Boqortooyada Sacuudiga ayaa Heshiis la saxiixday...
War-Murtiyeed Ka Laga Soo Saaray Shirka Banbaxa Gobalka Banaadir Shirka...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dalka Denmark Ee Soomaaliya, Steen...
Hay'adda maareeynta Masiibooyenka Soomaaliyeed ee SODMA, ayaa gaarsiisay kaamamka Barakacayaasha Ramaas , damalay , baryo samo ee Dagmada Dayniile deeq...
Bayaan ka soo baxay Madaxtooyada dowlad goboleedka Galmudug, ayaa lagu boggaadiyey howlgalada ciidamada xoogga dalka, daraawiishta Galmudug iyo ciidanka kacdoonka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay Shirka Dalalka dhex-dhexaadka ah oo maanta ka furmay...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa deeq gargaar raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo nugul oo ku nool magaalada...
Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, iyadoo diiradda lagu saarayo xoojinta amniga...
Wafdi ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho