Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareykanka oo qorsheynaya inuu Ukraine siiyo Gantaallada riddada dheer

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Mareykanka oo qorsheynaya inuu Ukraine siiyo Gantaallada riddada dheer
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wakaaladda wararka Reuters, ayaa sheegtay in Maraykanku uu qorsheynayo in markii ugu horeysay uu Gantaallada riddada dheer ugu deeqo dalka Ukrain, iyadoo dhanka kale Ra’iisul wasaaraha Ukraine Denis Schmygal, uu ku dhawaaqay shir madaxeed u dhexeeya Ukraine iyo Midowga Yurub oo lagu qabanayo magaalada Kyiv, jimcaha soo socda.

Sidokale, Reuters oo soo xiganaysa Sarakiil Maraykan ah ayaa sheegtay in Maraykanku uu diyaarinayo lacag dhan 2.2 bilyan oo doolar oo gargaar milatari ah oo uu ugu talogalay dalka Ukraine.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, ayaa maalinnimadii Talaadada sheegay in uu Ukraine, ugu deeqi doono Hub casriga ah si looga hortago duullaanka Ruushka.

Dhawaan ayay aheed markii Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky, uu dalalka reer galbeedka ka codsaday kaalmo militari oo ay ku jiraan Gantaallada riddada dheer iyo diyaaradaha dagaalka.

Previous Post

Ilyaas Sheekh Axmed oo ku guleeystay doorashada Kursiga Hop147

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho Ku Soo dhaweeyey dhiggiisa Jabuuti

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho Ku Soo dhaweeyey dhiggiisa Jabuuti

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho Ku Soo dhaweeyey dhiggiisa Jabuuti

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In