Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa waxa saaka madasha shirka caalamiga ee TICAD8 ku...
Sarkaal sare oo ka tirsan Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa Jimcihii ku dhawaaqay in la joogo waqtigii dib u eegis dhab...
Hay’adda Saadaasha Hawada Adduunka (WMO) ayaa sheegtay Jimcihii in Abaartii ugu xumayd ee soo marta Geeska Afrika in ka badan...
Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa Degaanka oo iskaashanaya oo mudooyinkii u dambeeyay howlaglo Ka dhan ah Al-Shabaab kawaday qaybo kamid...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa xalay si diirran loogu soo dhaweeyay...
Danjiraha Soomaaliya ee dalka Hindiya Mudane, Ahmed Ali Dahir ayaa gudbiyay warqadaha aqoonsiga ee Danjirinimo, iyadoo munaasabadda looga guddoomayey warqadaha...
Sida ay sheegayaan wararka aan ka helayno deegmada Ceel Cali ee gobalka Hiiraan qiyaas ahaan 75 kiloo mitir dhinaca galbeed...
Wararka ka imaanaya Degmada Buuhoodle,ayaa sheegaya in ay jiraan abaaro xoogan oo saameeya nolosha dadka reer guuraaga ah iyo xoolaha...
Safiirka Soomaaliya ee Dalka Jarmalka Maxamed Maxamuud Tifoow ayaa sheegay in aysan jirin muwaadiniin Soomaali ah oo si sharci darro...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka ambabaxay dalka. Ra’iisul...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqday Xarunta gurmadka degdeg ah ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka,...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka waxay bogaadinaysaa doorashada gudoonka Guddiga ee ay maanta Sameeyeen xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Cilmi, ayaa xarunta Wasaaradda kula kulmay...
Danjiraha Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Aljeeriya Danjire Yuusuf Axmed Xasan (Yuusuf Jeego) ayaa ka qeyb galay kulan ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho