Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kashanaya dadka dega deegaannada galbeed ee Beledweyn ayaa sameeyay howlgallo lagu xoreeyay 3 deegaan oo...
Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliyeed, mudane Saalax Jaamac ayaa sheegay in dhallinyarada Soomaaliyeed ay yihiin bulshada qeybta ugu...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada Puntland ku qaabilay wafdi ka socda Dowladda Federaalka ee...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax dhigay fulinta mashruuca Biya-Mareenka...
Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa golaha wasiirrada u sharaxay marxaladihii uu soo maray dastuurka...
ciidamada Iiraan ayaa maanta oo Arbaca ah, bilaabay dhoolatusyo ay sameynayaan Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, kuwaasoo ay ka qayb qaadanayaan...
Ciidamada Xoogga dalka, gaar ahaan qeybta 27-aad oo ay horkacayeen mas’uuliyiin katirsan Maamulka gobalka Hiiraan, ayaa howlgallo ka sameeyay degaano...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS Mudane Salah Axmed Jamac ayaa furay Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo galay maalintii...
Maxkamad Maraykan ah ayaa dembi ku heshay laba nin oo lagu eedeeyey inay maleegeen qorshe lagu afduubayo Guddoomiyaha Gobolka Michigan,...
Hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa ka digay macaluul daran oo ka jirta gobolka Geeska Afrika, taasi oo ay sababeen Abaaraha daba...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqday Xarunta gurmadka degdeg ah ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka,...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka waxay bogaadinaysaa doorashada gudoonka Guddiga ee ay maanta Sameeyeen xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Cilmi, ayaa xarunta Wasaaradda kula kulmay...
Danjiraha Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Aljeeriya Danjire Yuusuf Axmed Xasan (Yuusuf Jeego) ayaa ka qeyb galay kulan ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho