Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shir Gudoomiyay Shirka Banbaxa Maamulka Gobolka Banaadir...
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta XFS Mudane Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheekh Bashiir ayaa kulan muhiim ah la...
Wiil 17 sano jir ah oo looga shakisan yahay in uu Toori ku dilay Macllinkiisa ayaa la qabtay, kaasi oo...
Wasiirka Wasaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinsta Sarre ee Xukuumadda, Fedaraalka Soomaaliya Farax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa ugu horeyn Dowladda Masar uga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta furay Shir sanadeedka Garsoorka Dalka 2023-ka, oo sanadkii shanaad oo...
Ilo-wareedyo ka tirsan Boliska Faransiiska ayaa sheegay in tiro dad ah ay dhaawacyo fudud soo gaareen maanta oo Arbaca ah,...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre oo xalay la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Masar ayaa sheegay...
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Fedaraalka Soomaalya mudane, Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheekh Bashiir, ayaa maanta kulan...
Iyadoo la fulinayo mid ka mid ah qodobadii ugu muhiimsanaa ee lagu kala saxiixday heshiiskii nabadeed ee laba bilood ka...
Shirka Sanadlaha ah ee Garsoorka Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka, iyadoo Qorshuhu yahay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay qabsoomidda Shirweynaha Madasha Qaran ee...
Intii uu ku guda jiray booqashadiisa rasmiga ah ee dalka Qatar, Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay Shirka Dalalka dhex-dhexaadka ah oo maanta ka furmay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho