Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardargelinaya dagaalka lagu ciribtirayo argagixisada Alshabaab ayaa gaaray deegaanka Nuur-dugle ee...
Shirka Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey, Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey laba...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo wareysi dhinacyo badan leh siiyay wakaaladda wararka Sputnik ayaa sheegay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda JFS ayaa u magacaabay Mustafa Yaasin Sheekh Maareeyaha Guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka Kadib soojeedinta Wasiirka Isgaarsiinta...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgal qorsheysan oo ka dhan ahaa khawaarijta ka sameyeen...
Waaxda Horumarinta Dhaqaalaha ee Wasaarada Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee XFS ayaa maanta ku qabatay magaalada Muqdisho kulan Wadatashi...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa u amba-baxay caasimadda dalka Niger ee Niamey oo...
49 xubnood oo ka tirsan tirsan Khawaarijta Al-Shabaab ayaa lagu dilay tiro kalana waa lagu dhaawacay howlgal qorshaysan iyo duqaymo...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa daah-furay barnaamijka taageerada dadka jilicsan ee abaaruhu samaayeen, kaas...
Guddiga difaaca ee baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, oo ku gudo jira waajibaadkiisa shaqo ayaa kulan ay isugu yimaadeen ku lafo...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, oo booqasho ku jooga dalka Thailand, ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed,...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlay xoojinta...
Shirkan ayaa diiradda lagu saaray horumarinta hal-abuurka, kobcinta dhaqaalaha dijitaalka ah, iyo sidii dhalinyarada Soomaaliyeed loogu abuuri lahaa fursado cusub...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho