Qaraxii 28-October ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan Hotelka Naasa-hablood2 ayaa waxaa dhaawacyo kala duwan kasoo gaareen muwaadiniin Soomaaliyeed kuwaas...
Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka DOOD FURAN oo Warbaahinta Qaranka ay ugu talagashay iney ku wada...
Wasiirka Amniga Maamulka Hir-shabeele C/qaadir aadan Jeele oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jmahuuriyadda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay...
Taliyaha qeybta 27aad ee ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maxamuud Maxamed Macalin (Koronto) ayaa shaaca ka qaaday in amniga Degamda...
R/wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali kheyre oo maanta Dalka dib ugu soo laabtay ayaa faah faahin ka bixiyay...
Wararka saaka ka imaanaya Gobolka hiiraan ayaa kusoo waramaya in Ciidamaad Xoogga Dalka Soomaalieed maleeshiyaadka nabad iyo nolaal diidka ah...
Guddoomiyaha Magaalo xeebeedka dekedda leh ee Hobyo C/llaahi Axmed Cali Faad oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa...
Wasiirka Wasaaradda Beerlaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle Xasan Axmed Muudeey oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa faah...
Guddoomiyha Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug C/llaahi Axmed Cali Faad oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa faah...
RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....
RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...
RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho