Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Dhibbane Wariye Deeqo Cubayd oo codsatay gar gaar Caafimaad

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhageyso: Dhibbane Wariye Deeqo Cubayd oo codsatay gar gaar Caafimaad
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaraxii 28-October ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan Hotelka Naasa-hablood2 ayaa waxaa dhaawacyo kala duwan kasoo gaareen muwaadiniin Soomaaliyeed kuwaas oo ka akdhawaa goobta qaraxu ka dhacay.

Wariye Deeqo Cubeyd Maxamuud oo ka tirsaneed wariyaal ka howlgala Gobolka shabeelaha hoose waxaa ay ka mid ahayd dadkii dhaawacu kasoo gaaray Qaraxii maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Al-shabaab ku weerareen Hotelka naasa-hablood2 ee magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho hasayeeshee Dalka wax looga qaban waayay.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Dhibbane Wariye Deeqo Cubeyd Maxamuud oo la hadashay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyad Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixisay xaladooda Caafimaad iyo sida ay wax usoo gaareen iyadoona sheegtay in laguw ar galiyay inaan xaaladooda caafimaad wax looga qaban karin.

Maxamed Ibraahim Macalimoow xoghayaha Ururku Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee wax haysta in ay gacan ka gaystaan sidii caafimaad dibada ah u heli lahayd dhibbane Wariye Deeqo Cubayd Maxamuud.

Qaraxyada maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Al shabaab ku weeraraan goobaha ay iskugu yimaadaan bulshadu ee ku yaala Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka iyo gobolada Dalka ayaa khasaaraha ugu badan wuxuu kasoo gaaraa dadka hormuudka u ah bulshada sida Wariyaasha,Odayaasha,Macalimeenta iyo qeybaha kale.

Fadlan hadaad caawinayso ama aad hayso qof caawinaso kala xariir deeqa 0617876706

Halkaan hoose ka dhageyso Codka dhibane Wariye Deeqa Cubayd:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/03/DHIBANE-DEEQO-CUBAYD.mp3
Previous Post

Dhageyso Barnaamijka bandhiga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS “Maqaamka Muqdisho Saddex Nuuc ayuu noqon karaa”

Next Post
DAAWO:- Barnaamijka DOOD FURAN Oo Aynu Isugu Keennay Guddoonka Golaha Shacabka iyo Bulshada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS "Maqaamka Muqdisho Saddex Nuuc ayuu noqon karaa"

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In