Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Fransisco Madiera...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa si adag u cambaareeyay falalkii argagixiso ee xalay ka dhacay Magaalada...
Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Galmudug ayaa maanta xukunno isugu jira dil iyo xabsi ciidan ku ridday Askar ka tirsanayd...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda iyo Madaxdii hore ee dalka ayaa salaadda...
Waxaa soo idlaaaday Doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#011 oo ay tartamayeen murashxiiinta kala ah Abdrisisaq Cumar Maxamed iyo Maxamed Cumar...
Waxaa dhawaan Guddiga Doorashada Hirshabeelle u bilaawday qabashada Kursiga HOP#011 kaa oo xalay baaqday qaraxyadii dhacay kadi Doorashadan ayaa u...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadle ah iyadoona looga hadlay...
Madaxwayne Ku Xigeenka Koowaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ahna ku simaha Madaxwaynaha Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta shir guddoomiyey...
Isu soobaxaan Roobdoonka ah oo ay soo qaban qaabiyeen Culimaa'udiinka Magaalada Xuddur ayaa waxa bulshadii ka soo qeybgashay lafaray in...
Xaalada magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa maanta deggen, waxaana socda howlgallo amniga lagu xaqiijinayo kadib qaraxyo is xig-xiga...
Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...
Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...
Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho