Safiirka Soomaaliya ee dalka Jabuuti Salaad Cali Jeelle oo warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa sheegay in safaaraddu ay ku guuleysatay...
Wararka aan ka heleyno gobolka Shabeellada Dhexe waxay sheegayaan in argagixisada Al-Shabaab ay qarax Miino ku dishay afar qof oo...
Kullan ka dhacay xarunta dhexe ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka ayuu Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Asad Yusuf ku qaabilay Wasiirka...
Guddiga hirgelinta doorashada Hirshabeelle SEIT ayaa shaaciyay qeybtii Koowaad 13-kursi ee ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee taala magaalada...
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa caawa soo saaray liiska musharixiinta u tartamaya kursiga u dambeeya doorashada golaha...
Ra’iisul Wasaararaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay. Safiirka Cusub ee Dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya...
Guddoomiyaha degmada Deyniile Maxamed Abuukar Cali (Jacfar) ayaa saakay ku guuleystay kursiga HOP#025, kadib doorasho ka dhacday Dhuusamareeb. Xasan Cali...
Wasiirka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay dhiggiisa dalka...
Ciidanka Kumaandooska Danab XDS Gaar ahaan Ururka 4-aad Guutada 16-aad Danab ayaa Hawlgal Qorshaysan ka fuliyey degaanada kala ah warmaxan...
Guddiga Doorashada Maamulka Galmudug ayaa dib u dhigay qabashada doorashada kursiga HOP#053 Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka, kaasi...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Suleyman Sheekh Cumar ayaa magaalada Washington DC uga qayb galay shir...
Muqdisho, 09 Juun 2026 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta...
Muqdisho, 09 Juun 2026 – Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga xun tahay duruufihii...
Magaalada Muqdisho oo ka furmaya Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya, oo ah kulan heer qaran ah oo muhiim u ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho