Saturday, August 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Cayaartoyda Degmada Heliwaa Oo diyaar garow ugu jira Koobka Kubadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Cayaartoyda Degmada Heliwaa Oo diyaar garow ugu jira Koobka Kubadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Degmada Heliwaa Cabdixakiim Cumar Cabdulle ayaa kormeer ku tegay Garoonka SOS oo ay ku diyaar garoobayan Xulka Kubadda Cagta Degmada Heliwaa oo isku diyaarinaya ka qeybgalka tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir oo maalinta Jimcaha ee soo socoto ka furmaya Garoonka Banaadir Stadium ee magaalada Muqdisho.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo si rasmi ah u daah furay Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal

Madaxweynaha JFS oo si rasmi ah u daah furay Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal

August 1, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerar lagu qaaday deked ku taalla Masar

Dowladda Soomaaliya oo tacsi u dirtay dhiggeeda Aljeeriya

August 1, 2026

Guddoomiyaha ayaa cayaartoyda kala qeyb qaatay diyaargarowga si ay dhiiro gelin ugu noqoto ciyaartooyda Degmada oo sanadkaan ay ka muuqato diyaar garow xoogan, isla markaana ay u ahayd maalin farxad ah booqashada uu Guddoomiyaha ugu tegay, waxaana uu ciyaartoyda u balan qaaday in uu siin doono abaalmarin ay ku farxaan hadii ay Degmada keenaan Koobka Degmooyinka Gobolka Banaadir

Mudane Cabdixakiim Cumar Cabdulle Gudoomiyaha Degmada Heliwaa ayaa looga bartay horumarinta dhinacyada arrimaha bulshada Degmada, isagoo had iyo jeer u taagan yahay dhiiro gelinta dhalinta Degmada Heliwaa, si ay uga soo kabsadaan dhibaatooyinkii soo gaaray intii ay dagaalada socdeen.

Cayaartooyda Degmada Heliwaa ayaa sanadkii tegay wacadaro ka dhigay Koobka kubadda Cagta ee Degmooyinka Gobolka Banaadir.

.

Previous Post

Taliska Ciidanka Asluubta oo qalab Xafiiseed ku Wareejiyay Maareeyaha Tiyaatarka Qaranka iyo Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Ummadda Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Munaasabadda Ciid Al-adxa

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre oo kulan la qaatay guddiga dib u eegista Dastuurka

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Ummadda Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Munaasabadda Ciid Al-adxa

Madaxweynaha JFS oo si rasmi ah u daah furay Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal

Madaxweynaha JFS oo si rasmi ah u daah furay Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal

August 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Waxaa maanta xarunta Baarlamaanka ee Villa Hargeysa si rasmi ah uga furmay, Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal ee Baarlamaanka...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerar lagu qaaday deked ku taalla Masar

Dowladda Soomaaliya oo tacsi u dirtay dhiggeeda Aljeeriya

August 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh u direysaa Dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabka Aljeeriya kadib shilkii naxdinta...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Puntland ugu hambalyeeyay munaasabadda 1-da August

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Puntland ugu hambalyeeyay munaasabadda 1-da August

August 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa hambalyo u direy bulshada deegaanada Puntland & Maamulkaba sanad guuradda...

Shir-madaxeedkii dalalka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Kampala

Shir-madaxeedkii dalalka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Kampala

August 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO(KAMPALA):-Shir Madaxeedkii gaarka ahaa ee dalalka ciidamada ku taageera hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), oo ka qabsoomay magaalada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In