Thursday, February 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Chelsea oo Badisay iyo Manchester City oo Bareejo Lagu Celiyay “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Ciyaaraha
0
Chelsea oo Badisay iyo Manchester City oo Bareejo Lagu Celiyay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Aston Villa ayaa waxaa garoonkeeda Villa Park 1-2 uga badiyay kooxda Chelsea.

Kooxda Chelsea ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii sideedaad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Eden Hazard,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.
Edin goolEdiin goolEden cele

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Ediin cele

Edin cele
Ciyaaryahan Jores Okore aya bilowgii qeybtii labaad ee ciyaarta gool bareejo ah u dhaliyay kooxda Aston Villa.
Okore goolOkoree celeOkore celeeOkore celeOkore celeeeBrad cele
Kooxda Aston Villa ayaa dhalisay goolkeedii ugu horeeyay ee Premier League-ga,ka dib 11-saacadood oo aysan wax gool ah dhalin.

Ciyaaryahan Branislav Ivanovic ayaa daqiiqadii 66-aad ee ciyaarta goolka labaad u dhaliyay kooxda Chelsea.
Iva goolSPT_GCK_070215_Football, Barclays Premier league, Aston Villa v Chelsea, Picture Graham Chadwick. Bratislav Ivanovic celebrates making it 2-1Iva cele

Ivaa cele

Ivan cele

Ivano cele
Ciyaaryahan Juan Cuadrado oo ay kooxda Chelsea kala soo wareegtay kooxda Fiorentina ayaa dhamaadkii ciyaarta bedel ku soo galay,iyadoo lagu bedelay ciyaaryahan Willian.
JuanJuaanJuaaan
Kooxda Chelsea ayaa sii kordhisay dhibcaha ay ku hogaamineyso horyaalka ingiriiska ee Premier League-ga,waxana ay leedahay 56-dhibcood,halka kooxda Aston Villa ay horyaalka uga jirto kaalinta 16-aad,iyadoo leh 22-dhibcood.

Kooxda Machester City ayaa garoonkeeda Etihad Stadium barbardhac 1-1 ah kula gashay kooxda Hull Ciy.

Kooxda Hull City ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 35-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan David Meyler,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.
Mayler goolMayler celeeMayler celeceleee
Ciyaaryahan James Milner ayaa dhamaadkii ciyaarta kubad laad xur ah aheyd ku bareejeeyay kooxda Hull City,waxana ay ciyaarta ku dhamaatay barbardhac 1-1 ah.
James freeJa goolceleJames cele
Kooxda Manchester City ayaa kaalinta labaad uga jirto horyaalka ingiriiska,waxana ay leedahay 49-dhibcood,halka kooxda Hull City ay horyaalka uga jirto kaalinta 17-aad,iyadoo leh 20-dhibcood.

Kooxda Queens Park Rangers ayaa garoonkeeda Loftus Road 0-1 uga badiyay kooxda Southampton.

Ciyaaryahan Sadio Mane ayaa waqtigii dheeriga ahaa ee lagu daray ciyaarta goolka guusha u dhaliyay kooxda Southampton.
Mane goolgoolMane cele

Sad
Kooxda Southampton ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska uga jirto kaalinta sedaxaad,waxana ay leedahay 45-dhibcood,halka kooxda QPR ay kamid tahay sedaxda kooxood ee horyaalka ugu Hooseya.

Kooxda Swansea City ayaa garoonkeeda Liberty Satdium barbardhac 1-1 ah kula gashay kooxda Sunderland.

Kooxda Sunderland ayaa goolka la hor martay,waxaana dhamaadkii qeybtii hore ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Jermain Defoe,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.
Def gool

Defo gool
Ciyaaryahan Sung-Yueng Ki ayaa daqiiqadii 66-aad ee ciyaarta goolka bareejada u dhaliyay kooxda Swansea City.
Ki goolKi cele
Kooxda Swansea City ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiskauga jirto kaalinta sagaalaad,waxana ay leedahay 34-dhibcood,halka kooxda Sunderland ay horyaalka uga jiro kaalinta 14-aad,iyadoo leh 24-dhibcood.

Kooxda Leicester City ayaa waxaa garoonkeeda King Power Stadium 0-1 uga badiyay kooxda Crystal Palace.

Ciyaaryahan Joseph Ledley ayaa bilowgii qeybtii labaad ee ciyaarta goolka guusha u dhaliyay kooxda Crysal Palace.
gool

goool

Joe celecalee

cele

celeeee
Kooxda Crystal Palace ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska uga jirto kaalinta 13-aad,waxana ay leedahay 26-dhibcood,halka kooxda Leicester City ay kamid tahay sedaxda kooxood ee horyaalka ugu hooseeya.

Previous Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha Jabuuti Iyo Ra’isul Wasaaraha Ethiopia Oo Kulan Kuwada Qaatay Jabuuti Kana Hadlay Arrimo Kale Duwan

Next Post
Madaxweynaha Jabuuti Iyo Ra’isul Wasaaraha Ethiopia Oo Kulan Kuwada Qaatay Jabuuti Kana Hadlay Arrimo Kale Duwan

Madaxweynaha Jabuuti Iyo Ra’isul Wasaaraha Ethiopia Oo Kulan Kuwada Qaatay Jabuuti Kana Hadlay Arrimo Kale Duwan

Madaxweyne Xasan oo Hay’adaha dowladda faray in shaqadooda ugu badan ay u weeciyaan gurmadka abaaraha

Madaxweyne Xasan oo Hay’adaha dowladda faray in shaqadooda ugu badan ay u weeciyaan gurmadka abaaraha

February 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqday Xarunta gurmadka degdeg ah ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka,...

Wasaaradda Qoyska XFS  oo u hambalyeeysay hoggaanka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Wasaaradda Qoyska XFS oo u hambalyeeysay hoggaanka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

February 4, 2026
0

Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka waxay bogaadinaysaa doorashada gudoonka Guddiga ee ay maanta Sameeyeen xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo la kulmay mas’uuliyiin ka socday NIS Foundation

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo la kulmay mas’uuliyiin ka socday NIS Foundation

February 4, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Cilmi, ayaa xarunta Wasaaradda kula kulmay...

Danjire Yuusuf Jeego oo ka qeybgalay kulan muhiim ah

Danjire Yuusuf Jeego oo ka qeybgalay kulan muhiim ah

February 4, 2026
0

Danjiraha Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Aljeeriya Danjire Yuusuf Axmed Xasan (Yuusuf Jeego) ayaa ka qeyb galay kulan ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In