Saturday, May 10, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Chelsea oo Xasuuqday Swansea iyo Kooxaha Manchester United,Tottenham,Liverpool,Stoke iyo Palace oo Guulo Gaaray “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
January 17, 2015
in Ciyaaraha
0
Chelsea oo Xasuuqday Swansea iyo Kooxaha Manchester United,Tottenham,Liverpool,Stoke iyo Palace oo Guulo Gaaray “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Swansea City ayaa waxaa garoonkeeda Liberty Stadium 0-5 uga badiyay kooxda Chelsea.

Kooxda Chelsea ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii koowaad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Oscar.
Oscar gool 1Oscar gol 1

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Ciyaaryahan Diego Costa ayaa daqiiqadii 20-aad ee ciyaarta goolka labaad u dhaliyay kooxda Chelsea.
Costa gool 1Costa celeeee

Ciyaaryahan Costa ayaa dhaliyay goolkiisii 16-aad ee horyaalka ingiriiska ee Premier League-ga.

Ciyaaryahan Diego Costa ayaa deqiiqadii 36-aad ee ciyaarta goolka sedaxaad u dhaliyay kooxda Chelsea,halka ciyaaryahan Oscar uu hal daqiiqo ka dib goolka afaraad u sii raaciyay kooxda Chelsea.
Oscar gool 2Costa gool 2celee

Ciyaaryahan Andre Schuerrle ayaa daqiiqadii 80-aad ee ciyaarta goolka shanaad u dhaliyay kooxda Chelsea.
Shurle celeChelse celesad

Kooxda Chelsea ayaa horyaalka ingiriiska ee Premier League-ga ku hogaamineyso 52-dhibcood,halka kooxda Swansea City ay horyaalka uga jirto kaalinta sagaalaad,iyadoo leh 30-dhibcood.

Kooxda Queens Park Rangers ayaa waxaa garoonkeeda Loftus Road 0-2 uga badiyay kooxda Manchester United.

Ciyaaryahan Marouane Fellaini oo bedel ku soo galay ciyaarta ayaa daqiiqadii 58-aad ee ciyaarta goolka koowaad u dhaliyay kooxda Manchester Uinted.
Felani goolFela goolFil celeeceleeFel celeeFelani celee

Ciyaaryahan James Wilson oo isna bedel ku soo galay ciyaarta ayaa dhamaadkii ciyaarta goolka labaad u dhaliyay kooxda Manchester United.
Wilson goolWil goolWil celeeWils celeee

Kooxda Manchester United ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska ka soo gashay kaalinta sedaxaad,waxana ay leedahay 40-dhibcood,halka kooxda QPR ay ka mid tahay sedaxda kooxood ee ugu hooseyso horyaalka ingiriiska.

Kooxda Tottenham Hotspur ayaa garoonkeeda White Hart Line 2-1 uga badisay kooxda Sunderland.

Tababaraha kooxda Sunderland Gus Poyet ayaa ciyaaryahankiisa cusub ee Jermain Defoe safay kulankiisii ugu horeeyay ee horyaalka ingiriiska.

Kooxda Tottenham ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii sedaxaad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Jan Vertonghen.
Jan goolJan celeeJaan celeeJaan calee

Ciyaaryahan Sebastian Larsson ayaa daqiiqadii 31-aad ee ciyaarta gool laad xur ahaa u dhaliyay kooxda Sunderland.

Larson goolLars celeLar cele
Ciyaaryahan Christian Eriksen ayaa dhamaadkii ciyaarta goolka labaad ee guusha u dhaliyay kooxda Tottenham.
Eric goolErik goolEriks celeEric celeeHugo celee

Kooxda Tottenham ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska ka soo gashay kaalinta shanaad,waxana ay leedahay 37-dhibcood,halka kooxda Sunderland ay horyaalka uga jirto 16-aad,iyadoo leh 20-dhibcood.

Kooxda Aston Villa ayaa waxaa garoonkeeda Villa Park 0-2 uga badiyay kooxda Liverpool.

Kooxda Liverpool ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 25-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Fabio Borini.
Borino goolB goolBorin celeeBor celeeFa celee

Ciyaaryahan Rickie Lambert ayaa ayaa daqiiqadii 79-aad ee ciyaarta goolka labaad u dhaliyay kooxda Liverpool.
Lam goolLam celeeLamb celeeLambe cele

Kooxda Liverpool ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska ka soo gashay kaalinta todobaad,waxana ay leedahay 35-dhibcood,halka kooxda Aston Villa ay horyaalka uga jirto kaalinta 14-aad,iyadoo leh 22-dhibcood.

Kooxda Leicester City ayaa waxaa garoonkeeda King Power Stadium 0-1 uga badiyay kooxda Stoke City.

Ciyaaryahan Bojan Krkic ayaa daqiiqadii 63-aad ee ciyaarta goolka guusha u dhaliyay kooxda Stoke City.
Bojan celee

celee

Kooxda Stoke City ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska uga jirto kaalinta tobanaad,waxana ay leedahay 29-dhibcood,halka kooxda Leicester City ay ka mid tahay sedaxda kooxood ee ugu hooseeya horyaalka.

Kooxda Burnley ayaa waxaa garoonkeeda Turf Moor 2-3 uga badiyay kooxda Crystal Palace.

Kooxda Burnley ayaa bilowgii ciyaarta dhalisay labo gool oo deg deg ah,waxaana u kala dhaliyay ciyaaryahanada kala ah Ben Mee iyo Danny Ings.
Mee goolIngs gool

Ciyaaryahan Dwight Gayle ayaa daqiiqadii 28-aad ee ciyaarta gool u dhaliyay kooxda Crystal Palace.
Gayle gool 1

Ciyaaryahan Jason Puncheon ayaa bilowgii qeybtii labaad ee ciyaarta goolka labaad ee barbardhaca u dhaliyay kooxda Crystal Palace.
Jason gool

Jayson cele

Ciyaaryahan Dwight Gayle ayaa dhamaadkii ciyaarta goolka sedaxaad ee guusha u dhaliyay kooxda Crystal Palace.
Gayle gool 2Gayle cele 2

Gayle celee

Macalin Alan Pardew ayaa guushii labaad oo isku xigta laga gaaray kooxdiisa cusub ee Crystal Palace.

Kooxda Crystal Palace ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska ka soo gashay kaalinta 12-aad,waxana ay leedahay 23-dhibcood,halka kooxda Burnley ay horyaalka uga jirto kaalinta 17-aad,iyadoo leh 20-dhibcood.

Previous Post

Ciyaaryahan Suso oo Ku Biiray Kooxda AC Milan

Next Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo kormeeray goobo ay saameeyeen roobkii ka da’ay Muqdisho

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo kormeeray goobo ay saameeyeen roobkii ka da’ay Muqdisho

May 10, 2025
0

RADIO MUQDISHO: Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa kormeeray xalay goobo gurmad ay qeyb ka yihiin...

ogeysiis dadweyne

ogeysiis dadweyne

May 9, 2025
0

Lifaaqa 3 - Ogeysiis Dadweyne   Lifaaqa 4 - Application Form_SOM

Xiisadda u dhaxeysa India iyo Pakistan oo sii kordhaya

Xiisadda u dhaxeysa India iyo Pakistan oo sii kordhaya

May 9, 2025
0

Ugu yaraan 48 qof ayaa la soo wariyay in ilaa hadda la dilay ,iyadoo 32 ka mid ah lagu dilay...

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo farriin u diray Waalidiinta, Dhalinyarada iyo Shabakadaha Tahriibka

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo farriin u diray Waalidiinta, Dhalinyarada iyo Shabakadaha Tahriibka

May 9, 2025
0

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud oo la hadlay wabaahinta qaranka ayaa ka warbixiyay dhibaatooyinka gaarka ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In