Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Amaanka Puntland oo hawgallo ka sameeyay buuraledya Calmiskaad ee gobolka Bari

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Amaanka Puntland oo hawgallo ka sameeyay buuraledya Calmiskaad ee gobolka Bari
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Amaanka Dowlad gobaleedka Puntland ayaa maalintii 3-aad hawlgal lagu cirib tiraayo maleeshiyaad ka tirsan Daacish kawado buuraleyda Calmiskaad ee Gobolka Bari, halkaas oo Ciidamada ay ogadeen in ay ku dhumaleeysanayaan maleeshiyaad ka mid ah Daacish.

Ciidamada ayaa hawlgalka bilaabay labo maalin kahor waxayna shegeen in halkaas qasaare  weeyn lagu gaarsiiyay meleeshiyadii halkaas ku dhumaleeysaneysay.

Related posts

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

March 29, 2026

Sarakiil u hadashay Ciidamada Amaanka Dowlad gobaleedka Puntland ayaa warbaahinta u sheegay in dagaalkii shalay iyo maanta ay ku qabsadeen dhul ballaaran oo ku yaalla buuraleyda Calmiskaad, islamarkaana Daacish ay ka saareen degaanka.

Sidoo kale waxay sheegeen intii uu dagaalka socday in Ciidamadu ay dileen xubno ka tirsan Daacish halka qaar kalena ay nolosha ku qabteen.

Maleeshiyada Daacish ayaa muddooyinkii danbe ku dhumaleeysanayay qeybo kamid ah buuraleyda gobolka Bari.

Previous Post

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la yeeshay Guddiga Doorashooyinka Jubaland

Next Post

Ra’iisul Wasaaraha X.F.S oo la filaayo inuu maanta gaaro magaalada Garbahaarreey

Next Post
Ra’iisul Wasaaraha X.F.S oo la filaayo inuu maanta gaaro magaalada Garbahaarreey

Ra’iisul Wasaaraha X.F.S oo la filaayo inuu maanta gaaro magaalada Garbahaarreey

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta heshiis Is-afgarad la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

March 29, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan mira dhal ah la...

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay kulan hawleed...

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

March 29, 2026
0

Somali National Security Forces, conducting operations against Kharijites militants, successfully cleared roadblocks set up by the terrorists in Daynunay area...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In