Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Ammaanka Oo Baydhabo Ku Dhaawacay Kuna Qabtay Dhagarqabayaal Isku Dayay In Ammaanka ay Qal qalgaliyaan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiiro ka tirsan Koofur Galbeed oo kormeeray xero ciidan{SAWIRRO}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada ammaanka magaalada Baydhabo ayaa lagu soo waramayaa in ay qabteen maleeshiyaad ka tirsan Kooxda Al Shabaab kuwaa oo ku hungoobay weerar xalay ay ku qaadeen guri Baydhabo ay ka dagan yihiin xubno ka tirsan maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya.

Guddoomiye Key xigeenkii Magaalada Baydhabo Maxamed Isxaaq Ibraahin Afloow oo ka mid ahaa mas’uuliyiinta ku sugnaa guriga la weeraray oo la hadlay Idaacada VOA ayaa sheegay Rag ka tirsan argagaxisada Shabaab ay Weerar ku soo qaadeen,waxaana uu Tilmaamay in Bambaanooyin iyo Rasaas toos ah lagu soo Weeraray laakiin Ciidamada si dhaqse leh ay kaga hortageen weerarkaasi naf la caarinimada ah.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Maxamed Isxaaq Ibraahin Afloow ayaa intaa ku daray in dhagar qabayaashaasi ay ka hortageen Ciidamada islamarkaana rasaas ay is dhaafsadeen taasi oo ka dhalatay in mid ka mid ah dhagar qabayaashaasi uu ku dhaawacmo rasaasta halka maleeshiyaadkaasi ay isaga carareen goobta, waxaana ciidamada gacanta ay ku dhigeen dhagar qabahaasi oo dhaawac ahaa Hey’adaha ammaankana gacanta ay ku hayaan.

Ciidamada Ammaanka ayaa magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Bay saakay ka wada howlgalo ammaanka lagu xaqiijinayo, iyadoo ciidamada xoga dadka shacabka ah ay ka heleen ku howlgalayaa kuwaa oo qeyb ka ah sugida ammaanka.

Previous Post

Maleeshiyaadka Shabaab Ee Ku Sugan Baardheere Oo Baqdin Soo Foodsaartay Iyo Ciidamada Qalabka Sida Oo Ku Wajahan

Next Post

Deeq isugu jirta dhar iyo lacag oo loo qeybiyay gabdhaha agoonta Boondheere+Sawirro

Next Post
Deeq isugu jirta dhar iyo lacag oo loo qeybiyay gabdhaha agoonta Boondheere+Sawirro

Deeq isugu jirta dhar iyo lacag oo loo qeybiyay gabdhaha agoonta Boondheere+Sawirro

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In