Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Ciidamada Ammaanka Singabuur oo gacanta ku dhigay xubno ka tirsan kooxda Dacish

caqiil by caqiil
7 years ago
in Caalamka, Wararka
0
Ciidamada Ammaanka Singabuur oo gacanta ku dhigay xubno ka tirsan kooxda Dacish
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Ammaanka Singabuur ayaa xabsiga dhigay sadex haween ah oo lagu eedeeyay in ay taageero dhaqaale siin jireen koxda Daacish.

Haweenkaan ayaa sida la sheegay waxa ay ka soo jeedaan dalka Indonesia waxa ayna muddo u dhaxeysa lix ilaa 13-sano ay ahaayeen  shaqaale ka xoogsada Gudaha dalka Singabuur.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Magacyada haweenkan ayaa lagu kala sheegay Anindia Afiyantari, oo 33-sano  jir ah, Retno Hernayani oo 36-sano jir ah  iyo Turmini oo 31-sano jir ah, waxayna samaysteen shabakad Internet ah si ay maclumaadka ula  wadagaan kooxda ISIL.

Dowladda Singabuur ayaa sheegtay in haweenkan ay sidoo kale ahaayeen kuwo gacansaar la leh shabakado kale oo argagixisada caalamka xariir la leh, xarigga haweenkan ayaa  muujinayo sida ay dunida ugu faafayaan kooxaha argagaxisada sida dagalamayaasha Daacish.

Previous Post

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS oo isbadal ku sameeyay qaar kamid ah agaasimeyaasha waaxyaha wasaaraddaasi

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo New York lagu guddoonsiiyay abaalmarin Caalami ah

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo New York lagu guddoonsiiyay abaalmarin Caalami ah

Madaxweyne Farmaajo oo New York lagu guddoonsiiyay abaalmarin Caalami ah

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In