Friday, March 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Amniga Ee Galmudug Oo Howlgallo Amni Xaqiijin Ah Ka Fuliyay Degmada Hobyo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Amniga Ee Galmudug Oo Howlgallo Amni Xaqiijin Ah Ka Fuliyay Degmada Hobyo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Cutubyo ka tirsan ciidamada Daraawiishta Dowlad Goboleedka Galmudug, Ciidanka NISA iyo ciidamada Booliska Saldhigga Hobyo ayaa halwgal wadajir ah uga fuliyay xaafadaha degmada Hobyo ee Gobalka Mudug

Ciidamadan oo xalay hawlgalkooda bilaabay illaa iyo maantana si xiriir ah u waday ayaa gacanta gacanta ku soo dhigeen kooxo qalqal amni iyo cabsigelin ku hayay magaalada.

Related posts

Guddoomiyaha Gobalka Benaadir oo booqday xerada Ciiidanka ee Qorilow

Guddoomiyaha Gobalka Benaadir oo booqday xerada Ciiidanka ee Qorilow

March 6, 2026
Deeq daawo ah oo la gaarsiiyay Isbitaalka Xoogga dalka

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Isbitaalka Xoogga ku booqday shacab Khawaarijtu dhibaateysay

March 6, 2026

Saraakiisha howlgalka hogaamineysay oo la hadashay Warbaahinta Qaranka ayaa sidoo kale kooxo kale xusay in la soo qabtay rag ka ganacsanayay waxyaabaha maandooriya, haatanna lagu raadjoogo in gacanta lagu soo dhigo dhammaan kooxihii saldhiga u ahaa qalqal-gelinta amniga degmada Hobyo.

Ciidamada ayaa tilmaamay inay joogteyn doonaan  hawlgallada illaa qofka u danbeeya kooxaha qaswadayaasha  gacanta lagu soo dhigayo, isla markaana laga hortagi doono kuwa dhul boobka ka waday magaalada Hobyo.

Previous Post

Taliyaha Ciidanka AMISOM oo soo gunaanaday booqasho uu ku tagay lixda qeyb ee AMISOM

Next Post

Kulan Looga Hadlayey Xeerka Dhismaha Hay’adda Naafada Qaranka Oo Lagu Qabtay Muqdisho (Dhageyso)

Next Post
Kulan Looga Hadlayey Xeerka Dhismaha Hay’adda Naafada Qaranka Oo Lagu Qabtay Muqdisho (Dhageyso)

Kulan Looga Hadlayey Xeerka Dhismaha Hay'adda Naafada Qaranka Oo Lagu Qabtay Muqdisho (Dhageyso)

Guddoomiyaha Gobalka Benaadir oo booqday xerada Ciiidanka ee Qorilow

Guddoomiyaha Gobalka Benaadir oo booqday xerada Ciiidanka ee Qorilow

March 6, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), oo uu wehliyay Xildhibaan Cusmaan Maxamed Maxamuud...

Deeq daawo ah oo la gaarsiiyay Isbitaalka Xoogga dalka

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Isbitaalka Xoogga ku booqday shacab Khawaarijtu dhibaateysay

March 6, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, (Jeneraal Khaalid) ayaa maanta booqday Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed halkaas...

Qaliin Taariikhi ah oo lagu kala saaray Mataano isku dhagan

Qaliin Taariikhi ah oo lagu kala saaray Mataano isku dhagan

March 6, 2026
0

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay u mahadcelinaysaa Hay’adda King Salman Humanitarian Aid and Relief...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo daahfuray mashruuca baarista caafimaadka indhaha ee ardayda dugsiyada

Wasiirka Caafimaadka XFS oo daahfuray mashruuca baarista caafimaadka indhaha ee ardayda dugsiyada

March 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS Dr. Cali Xaaji Aadan  ayaa daahfuray mashruuc dhinaca indhaha ah oo diiradda saaraya ilaalinta iyo daryeelka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In