Friday, March 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Amniga Oo Fariisimo Cusub Ka Sameystay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Galgaduud “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Amniga Oo Fariisimo Cusub Ka Sameystay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Galgaduud “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamado isugu jira Boolis iyo Milatari ayaa howlgallo balaaran ka sameeyey deegaanno ka tirsan Gobolka Galgaduud, gaar ahaan kuwa Hoostaga magaalada Dhusamareeb, waxaana ka mid ah Ilix, Booda-dheere, Labidule, Sina-dhaqo iyo Deegaano kale waxaana lagu baadi goobayey maleeshiyaadka Al-Shabaab oo shacabka Deegaanka dhibaato u gaysta.

Howlgalka oo socanayey in ka badan 48 saac ee la soo dhaafay ayaa waxaa si wada jir ah ciidamada u hor kacayey Taliyaasha Qaybta Guud ee Booliska Galmudug Sareeye Guuto Bishaar Abshir Geedi iyo Taliyaha Guutada 15aad kana tirsan Qaybta 21aad ee ciidanka xoogga dalka Jeneraal Mascuud Maxamed Warsame, waxaana ciidamada ay fariisimo ka samaysteen goobihii howlgallada laga sameeyey.

Related posts

Gobolka Banaadir oo isu xilqaamay afurinta dadka barakacayaasha ah ee Muqdisho

Gobolka Banaadir oo isu xilqaamay afurinta dadka barakacayaasha ah ee Muqdisho

March 6, 2026
Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 6, 2026

Argagixisada Al-Shabaab ayaa isaga baxay Deeganada aan kor ku soo xusnay kadib markii ciidamadu ay halkaasi ka sameeyeen howlgal qorshaysan, iyadoo Taliska Booliska Galmudug uu balan qaaday in meel kasta oo Maleeshiyaadka lagu arko lagula dagaalami doono, bulshada Deegaankana ugu baaqay inay soo sheegaan Argagixisada meelkasta oo ay ku arkaan.

Previous Post

Munaasabad Lagu Dhiiri Gelinayay Ardayda Kaalimaha Hore Ka Gashay Imtixaanka Shadaahiga Ee Dowladda Oo Lagu Qabtay Mahadaay “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso: warka Duhur ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Gobolka Banaadir oo isu xilqaamay afurinta dadka barakacayaasha ah ee Muqdisho

Gobolka Banaadir oo isu xilqaamay afurinta dadka barakacayaasha ah ee Muqdisho

March 6, 2026
0

Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho waxaa maalin kasra si rasni ah loga fuliyaa barnaamij samofal ah oo lagu talagalay in...

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 6, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Madaxweyne Xasan  Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

March 5, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan af-fur ah ku maamuusay, Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 5, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In