Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada amniga oo howlgallo xalay ka fuliyay Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Ciidamada ammaanka oo howl-gallo ka wada degmooyinka Muqdisho qaarkood

Ciidamo Balays ah - SAWIR HORE

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada ammaanka ayaa xalay howlgallo ay ka sameeyeen qaar ka tirsan degmooyinka gobolka banaadir ku soo  qab qabtay dad lagu tuhmayo inay ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab.

Ciidmada ayaa howlkanka ka fuliyay Degmooyinka Yaaqshid iyo Hiliwaa, iyagoo ku soo qabtay 50 oo lala xiriirinayo inay ka tirsanyihiin maleeshiyada Al-Shabaab, kuwaasi oo ay iminku ku socoto baaritaanno la xiriira tuhunka loo heysto.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sidoo kale  ciidamada howlgallada ee wada jirka ah ayaa waxa ay sidoo kale howlgal balaaran ka fuliyen  Degmada Waabari kaas qaatay saacado badan ciidmadan oo isugu jiray  NISA booliska, Milateriga Asluubta iyo AMISOM ayaa waxa ay  dhamaan xireen Wadooyinka soo gala iyo kuwa ka baxa Degmada.

Hey’adda Nabad-sugidda iyo sirdoonka Qaranka ayaa mid mid u baarayey guryaha kuyaala xaafadaha Degmada Waabari,  iyagoo si wanaagsan oo naxariis leh  ula dhaqmaayan shacabka Soomaaliyed,

Howlgalkan oo ah mid qorsheysan isla markaana qaatay waqti badan ayaa waxaa lagu soo qab qabtay 250 ruux, kuwasasi oo 22 qof oo kamid ah lagu qabtay iyagoo sameynaya lacagta dolarka Mareykanka oo been abuur ah, halka 21 ka kale lagu tuhmayo iney ka tirsan yihiin Al-Shabaab.

Afhayeenka gobalka Banaadir Cabdifataax Cumar Xalane ayaa howlgalka kadib waxa uu Warbaahinta Qaranka u sheegay in howlgalka lagu soo qabtay tiro dad ah, baaritaanno ka dib la siiyay, ayna jiraan kuwa kale oo weli ay ku socoto howlo baaritaanno ah.

Ciidamada ammaanka ayaa maalmihii dambe sii joogteynayey howlglalada lagu ciribtirayo Al-Shabaab si loo fashiliyo dhagarta ay u maleegan shacabka Soomaaliyed.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha oo u ambabaxay dalka Turkiga

Next Post
Madaxweynaha: “Ugaas Khaliif waxa uu ahaa nin naftiisa u huray nabadeynta iyo dib u heshiisiinta’’

Madaxweynaha oo u ambabaxay dalka Turkiga

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In