Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Booliiska sida gaar ah u tababaran ee Haramcad oo fashiliyay Miinooyin ay -Al-shabaab soo dhigeen wadada xiriirka deegaanka Siinka dheer iyo Ceelasha biyaha+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Booliiska sida gaar ah u tababaran ee Haramcad oo fashiliyay Miinooyin ay -Al-shabaab soo dhigeen wadada xiriirka deegaanka Siinka dheer iyo Ceelasha biyaha+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howl galo qorsheysan oo ay ciidamada Booliska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ka sameeyeen wadada xiriirisa Siinka dheer iyo Ceelasha biyaha ayaa waxaa lagu fashiliyay Miinooyin nooca Dhulka lagu aaso ah kuwaasi oo la dhigay inta u dhaxaysa labadaasi deegaan.

Ma jirto wax qasaare ah oo ka dhashay howlkaan waxa ayna ciidamada oo xogta ka helay shacabka deegaanka ku guuleysteen in ay soo saaraan dhamaanka miinooyinkaasi argagixisadu dooneysay in ay shacabka ku dhibaateyso.

Related posts

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026

Saraakiisha hugaamineysay howlgaladaan ayaa warbaahinta qaranka u sheegay in dadka deegaanku u soo gudbiyeen xogta ku saabsan dhagarta kooxda Al-shabaab ee doonayay in ay shacabka soomaaliyeed ee wadadaasi ku safra ku dhibaateeyaan miinooyinka ay wadada galiyeen.

Al-shabaab ayaa qaada talaabo kasta oo ay wax ugu dhibi karaan shacabka soomaaliyeed waxaase marar badan dhagarahooda fashiliya ciidamada qalabka sida ee soomaaliyeed.

Previous Post

Wasiirkii Amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan oo Maxkamad Gobolka Banaadir la horgeeyey

Next Post

Gudoomiyaha gobolka Shabeelahahoose iyo gudoomiyaasha degmooyinka hobolkaasi oo Beydhabo gaaray+Sawirro

Next Post
Gudoomiyaha gobolka Shabeelahahoose iyo gudoomiyaasha degmooyinka hobolkaasi oo Beydhabo gaaray+Sawirro

Gudoomiyaha gobolka Shabeelahahoose iyo gudoomiyaasha degmooyinka hobolkaasi oo Beydhabo gaaray+Sawirro

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In