Tuesday, March 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Booliska oo gacanta ku dhgiay gaari hoobiyaal laga soo tuuray Caawa

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Ciidamada ammaanka oo howl-gallo ka wada degmooyinka Muqdisho qaarkood

Ciidamo Balays ah - SAWIR HORE

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa Caawa Gacanta ku dhigay Gaari nooca Dadweynaha ee loo yaqaano Mini Bus oo uu saarnaa Qariga Hoobiyaha ee Loo Adeegsada Madaafiic Caawa lagu weeraray Degmada Xamar Jabjab ee Gobalka Banaadir.

Ciidamada ayaa iska caabin kala kulmay Kooxda madaafiicda tuureysa oo gaarayay illaa afar ruux.

Related posts

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Kaamil Macalin Shukri ayaa Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA u sheegay in ciidamada booliska oo heegan ugu jiray Sugidda Ammaanka Magaalada muqdisho ay dabagaleen koox ka tirsan Al-shabab oo Hoobiyaal ka tuurayay Gudaha Magaalada Muqdisho.

“Agagaar xaaji baasto ayey gaari caasi ah oo nooca dadweynaha qaada ah iyagoo adeegsanaya caawa hoobiyeyaal ka soo tuureen, 4 qof ayaa saarnaa iyo Hoobiyihii ay tuurayeen ciidamada booliska ayaa ka hortagay, hadda waxaa xaafadaha dhexdooda laga baadigoobayaa afartii nin oo qaarkood dhaawacyo qaba”ayuu yiri Mudane C.kaamil

Ciidamada Booliska iyo kuwa nabad sugidda ayaa iminka ku howlan baaritaanada kooxaha saarnaa gaariga Caasiga ah ee Hoobiyaasha laga soo tuuray.

Inta la xaqiijiyay 2 Qof oo dad rayid ah ayaa geeriyootay 10 kalana dhaawacyo kala duwan ayaa soo gaartay kadib markii Madaafiic ay ku dhaceen Xaafado katirsan Degmada Xamar Jabjab ee Gobalka Banaadir

Previous Post

Qoyskii hooyo Isniino oo deeq lacageed la gaarsiiyay-Sawirro

Next Post

Wasiirada Arrimaha gudaha iyo amniga oo kormeer howleed ku tegay Buulo burte “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirada Arrimaha gudaha iyo amniga oo kormeer howleed ku tegay Buulo burte “SAWIRRO”

Wasiirada Arrimaha gudaha iyo amniga oo kormeer howleed ku tegay Buulo burte "SAWIRRO"

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United...

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

March 16, 2026
0

The Ministers of Defense, Ahmed Moallim Fiqi; Education, Culture and Higher Education, Farah Sheikh Abdulkadir; Transport and Civil Aviation, Mohamed...

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

March 16, 2026
0

The Somali Disaster Management Agency (SoDMA), in collaboration with the South West State Ministry of Humanitarian Affairs, today launched the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In