Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Dowladda oo Warmaxan ku dilay Todobo Maleeshiyaad

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Dowladda oo Warmaxan ku dilay Todobo Maleeshiyaad
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Afhayeenka Maamulka Gobolka  shabeellaha hoose Maxamed Xuseen Shiino  oo la hadalay  R, Muqdisho  ayaa ka hadlay qasaarihii ka dhashay  weerarkii  Maleeshiyaad ka tirsan kooxda  Al-shabaab ay ku soo qaadeen  Degmada Warmaxan.

“ Todobo ayaan ka dilnay  Maleeshiyaadkii soo weeraray degmada Warmaxan, Dowladda Dhankeedana waxaa ka Dhaawacmay 2 Askari kaddib markii gaari ay qarax ku xireen uu qarxay hadda aan idinla hadlayo Amnigu waa mid caadi ah” Ayuu yiri Afhayeenka Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Afhayeenka Maamulka shabeellaha Hoose ayaa intaa ku daray in uu jiro Sanadkaan Qorshayaal kooxda Alshabaab looga Sifeynayo Deegaannada Gobolka ay uga suganyihiin.

Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa muddooyinkii dambe waday dadaallo lagu xaqiijinayo Amniga Deegaannada Gobolka.

Previous Post

Maxkamadda ciidamada Qalabka sida oo u digtay Askarta Dowladda

Next Post

Wasiirka Gaashaandhigga oo dhagax dhigay Warshad casri ah oo sameysa Dharka Ciidanka”SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Gaashaandhigga oo dhagax dhigay Warshad casri ah oo sameysa Dharka Ciidanka”SAWIRRO”

Wasiirka Gaashaandhigga oo dhagax dhigay Warshad casri ah oo sameysa Dharka Ciidanka"SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In