Saturday, March 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada ilaalinta deegaanka Xamar oo howlo burburin ah ka fuliyay Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Ciidamada ilaalinta deegaanka Xamar oo howlo burburin ah ka fuliyay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Hoose ee Xamar ayaa howlo burburin dhismayaal sharcidarro ah maanta ka fulisay magaalada Muqdisho.

Ciidanka ilaalinta deegaanka Xamar oo gacan ka helaya kuwa nabadgelyada ayaa howlgalkan ka fuliyay nawaaxiga garoonka diyaaradaha Aadan Cadde halkaasoo dhismayaal sharcidarro ah dad ay ka dhisteen.

Related posts

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay  Dable NISA Mukhtaar Shakuur

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay Dable NISA Mukhtaar Shakuur

March 14, 2026

Taliyaha Qebta guud ee gobalka Banaadir G/sare Bishaar Abshir Geeddi  ayaa warbaahinta u sharaxay dhismooyinka ay maanta bur burburisay Dowlada Hoose ee Xamar, isagoo sheegay in dhulkan uu ahaa hantida dowladda islamarkaana ay dad u dhisteen si sharcidarro ah.

“Dhismooyinka idin muuqda oo ay dowladda bur burisay waxaa uu ahay dhismooyin shraci daro ah, waxaana dhulkan uu ahaay mid dan guud ah marka lama aqbali karo in dan gaar ah lagu bixiyo” ayuu yiri G/sare Bishaar Abshir.

Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale “Madaale” Waxaa uuna dhankiisa kula dardaarmay in dadka Soomaliyed ineysan ku fududaanin in hantidooda ay galiyaan dhul sharci dara ah.

“Waan ka naxsanahay in hantida uu leeyahay qof Soomaliyed maanta la burburiyo laakiin lama aqbali karo in qof maskaxdiisa taam tahay uu si sharci dara ah ku dhisto dhul dowladed oo dan guud ah waxkaste oo si sharci dara ah lagu dhiso si sharci dara ah ayey ku dhamaadan” ayuu yiri Duqa Muqdisho

Previous Post

Taliyaha ciidanka Booliiska iyo Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay saldhig Booliis

Next Post

Wasiirka Waxbarashada oo booqday Jaamacada Neeliyn “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Waxbarashada oo booqday Jaamacada Neeliyn “SAWIRRO”

Wasiirka Waxbarashada oo booqday Jaamacada Neeliyn "SAWIRRO"

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay  Dable NISA Mukhtaar Shakuur

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay Dable NISA Mukhtaar Shakuur

March 14, 2026
0

Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin, ayaa lagu edeeyay dilka Marxuum Fatxi Cabdullahi Cabdi oo dhacay Taariikhdu markii ay aheyd Lix...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

March 14, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka SoDMA, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada...

DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

March 14, 2026
0

Guddoomiyaha SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle oo sheegay in dagaallada ka socda Bariga Dhexe ay kaga sii dareen xaaladdii abaarta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In