Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Israa’iil oo Daanta galbeed ku dilay dad Falastiiniyiin ah

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Israa’iil oo Daanta galbeed ku dilay dad Falastiiniyiin ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka laga helaya dhulka Falastiiniyiinta, gaar ahan Daanta galbeed ayaa sheegaya in ciidamada Isra’iill, ay subaxnimadii hore ee saakay laba qof oo Falastiini ah ku toogteen xerada Cuqabatu  Jabar ee daanta galbeed.

Naasir Al-Anaani, oo ah maamulaha Isbitaalka Ariixa, ayaa Warbaahinta u sheegay in Isbitaalka la keenay meeydadka Labo dhalinyaro ah oo ay xabadka kaga yalaan Rasaas.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Dadka deegaanka ayaa ku warramay in ciidamada Isra’iil ay xoog ku galeen xerada ka hor inta aanan la dilin dhallinyaradan, waxayna tilmaameen in si lama filaan ah ay Ciidamada ku soo galeen Xerada xilli inta badan dadka ay ku jireen guryaha.

15-kii bilood ee la soo dhaafay, ayaa waxaa marba marka ka danbeeysa sii xooggeysanayay rabshadaha ka socday Daanta galbeed, iyadoo si isdabajoog ah ay weerarro ugu geeysanayeen Ciidamada Isra’iil.

Previous Post

Ciidanka Xoogga dalka oo Cagta mariyay saldhigyadii ay Khawaariijtu ku lahayd xadka ay wadaagaan Galgaduud iyo Sh/dhexe

Next Post

Howlgal ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo Africom oo lagu dilay maleyshiyaad ka tirsanaa Khawaarijta

Next Post
Howlgal ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo Africom oo lagu dilay maleyshiyaad ka tirsanaa Khawaarijta

Howlgal ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo Africom oo lagu dilay maleyshiyaad ka tirsanaa Khawaarijta

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In