Ciidanka Xoogga dalka oo kaashana dadka degaanka ayaa cagta mariyay dhamaan saldhigyadii maleeshiyaadka Khawaariijta ay ย ku lahayeen xadka ay wadaagaan gobollada Galgaduud iyo Shabeellaha dhexe.
Saraakiisha hoggaamineysay holgalkan ayaa Warbaahinta qaranka u sheegay in dhamaanba goobahii ay kaga dhuumaleeysanayeen Khawaarijta Al-Shabaab xadka u u dhaxeya gobollada Galgaduud iyo Shabeellaha dhexe, laga saaray halkaana looga laayay tiro maleeshiyaad ah.