Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Kenya oo fashiliyay weerar ay maleegayeen Al-Shabaab

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Kenya oo fashiliyay weerar ay maleegayeen Al-Shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Boliiska Dalka Kenya ayaa Gacanta ku dhigay Hub ,walxaha qarxa iyo qaar ka mid ah Raggii watay oo la sheegay inay ka tirsan yihiin Ururka Al-Shabaab.

Taliyaha ciidanka Booliska kenya Joseph Boinne ayaa sheegay inay qalabkani kusoo qabteen howl-gallo ballaaran oo ka dhacay Hoteel ku yaalla Magaalada Nairobi iyo degaanka Merti oo ka tirsan Gobolka Isiolo, isagoo sheegay in Gaadhiga waday uu ahaa mid diiwaan gashan.

Related posts

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026

Ciidanka Booliska Kenya ayaa sidoo kale gacanta ku dhigay Aaladaha laga sameeya walxaha qarxa,Shan Qoryaha AK 47 ah, 1,099 Rasaas ah ,36 Qasnadood oo buuxa iyo qalab kale.

Joseph Boinne ayaa xusay in Hubka ay soo qabteen ay ku jiraan 80-Kg oo ah maadada qaraxda ee TNT loo yaqaano taasoo uu tilmaamay haddii qarax loo adeegsan lahaa ay galaafan lahayd nolosha Boqolaal shacab ah, sidoo kalena ay bur burin laheyd dhismayaal badan.

Ciidamada Boliiska ayaa xabsiga dhigay ,Cabdi majiid Aadan, oo 24 jir ah, iyo Maxamed Nane , markii lala xiriiriyay inay ka dambeeyeen weerarkan fashilmay, waxanay howl wadeennada Hoteelka ay jiifeen oo kasoo horjeeda Saldhigga Booliska Nairobi u sheegeen laamaha ammaanka inay raggani dhawaan u safreen degaanka uu howl-galku ka dhacay ee Merti oo ka tirsan Isiolo.

Isha/ Daily Nation

Previous Post

Dhageyso: Wasaaradda Caafimaadka KGS oo tababar u furtay Haweenka ka shaqeeya xaruumaha Hooyada iyo dhalaanka Xudur

Next Post

Gabar Soomaaliyeed oo loo magacaabay la taliyaha xoghayaha guud ee QM

Next Post
Gabar Soomaaliyeed oo loo magacaabay la taliyaha xoghayaha guud ee QM

Gabar Soomaaliyeed oo loo magacaabay la taliyaha xoghayaha guud ee QM

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood ah oo ay yeesheen Madaxweynaha...

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta mar kale khudbad ka jeedisay shir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In