Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada kumaandoska oo Al-shabaab kala wareegay deegaanka Leego

caqiil by caqiil
6 years ago
in Wararka
0
Ciidamada kumaandoska oo Al-shabaab kala wareegay deegaanka Leego
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ayaa kooxaha nabadiidka kala wareegay deegaanka Leego ee Gobolka Shabellada hoose.

Saraakiil ka tirsan Kumaandooska Soomaaliya oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in Ciidamada ay Labo jiho ka weerareen Deegaanka Leego ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sidoo kale Saraakiisha Kumaandooska waxa ay sheegeen in gudaha degaanka ay ka fuliyeen Howlgal baaritaano ah oo lagu xaqiijinayo Ammaanka guud ee degaanadii lagala wareegay meeshiyada Al shabaab.

Ciidamada Kumaandooska ayaa Howlgalkan kusoo qabtay labo Gaari oo nabadiidka ay ku diyaariyeen Qaraxyo si ay ugu dhibateyaan Shacabka Soomaaliyeed, iyaga oo sidokale howlgalkan ku bur buriyay keydkii hubka Al-shabaab ee Gobolka Shabellada Hoose.

Previous Post

Beeraleyda Baardheere oo faafaahiyay Khasaaraha ka dhashey Fatahaadii Webigga Jubba uu ka geeystay magaalada Baardheere (Sawirro)

Next Post

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo shacab dibadbaxayaal ah kula hadlay Daljirka dahsoon

Next Post
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo shacab dibadbaxayaal ah kula hadlay Daljirka dahsoon

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo shacab dibadbaxayaal ah kula hadlay Daljirka dahsoon

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In