Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada oo gacanta ku dhigay rag looga shakiyay inay ku lug lahaayeen qaraxii Buulo-burte

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Ciidamada oo gacanta ku dhigay rag looga shakiyay inay ku lug lahaayeen qaraxii Buulo-burte
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka ka imaanaya magaalada Buula-burde ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada ammaanku ay dad u qab qabteen qarax miino oo maanta ka dhacay Duleedka bari ee magaalada ,gaar ahaan wadada isku xirta Garoonka diyaaradaha iyo magaalada Buula-burde, sida uu soo sheegayo Wariyaha Warbaahinta Qaranka Cabdinaasir Geesey.

Qaraxa oo ahaa minada nuuca dhulka lagu aaso ee loo yaqaano Remote Control ayaa waxaa ku geeriyooday 1 qof halka labao kalena ay ku dhaawacmeen.

Related posts

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

March 30, 2026
Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

March 30, 2026

Falka qaraxa kadib ayaa waxaa bilowday howlgallo ay sameeyeen ciidamada oo lagu baadi goobayay ragii falkaasi ka dambeyeey, waxaana wararku ay sheegayaan in ilaa haatan ay ciidamadu qabteen dhowr qof oo qaraxaasi lala xiriirinayo.

Ciidamada ayaa wada baaritaanno dheeraad ah oo ay ku ogaanayaan raggii ka dambeeyay qaraxii maanta, waxaana ay saraakiishu sheegeen inay sii deyn doonaan kuwii kiiska lagu waayo.

Dadka dhaawacmay ayaa lagu daweynayaa xarumaha caafimaadka ee magaalada Buula-burde.

Previous Post

Wasiirka magacaaban ee Arrimaha Gudaha oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho

Next Post

Maamulka Gobolka Benadir oo kulan soo dhaweeyn ah u sameeyay fanaaniin Qaran

Next Post
Maamulka Gobolka Benadir oo kulan soo dhaweeyn ah u sameeyay fanaaniin Qaran

Maamulka Gobolka Benadir oo kulan soo dhaweeyn ah u sameeyay fanaaniin Qaran

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

March 30, 2026
0

Ciidamada Xoogga Dalka oo ku jiray maalmahan hawlgal sifayn ah ayaa gaaray magaalada Baydhabo, ka dib markii ay waddada dheer...

Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

March 30, 2026
0

Wafdiga ka socda Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, oo ay hoggaamineyso Guddoomiyaha Guddiga Dr. Maryam Qasim Axmed, ayaa...

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgalo culus Ka sameeyay Deegaano dhaca Shabellaha hoose

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgalo culus Ka sameeyay Deegaano dhaca Shabellaha hoose

March 30, 2026
0

Ciidamada Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 203 Guutada 20aad Qeybta 1aad Kumaan Dooska GorGor ayaa howlgalo Amni Xaqiijin iyo sifeyn...

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta heshiis Is-afgarad la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In