Sunday, October 12, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada sida gaarka ah u tababbaran ee booliska oo howlgallo sameeyay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Ciidamada sida gaarka ah u tababbaran ee booliska oo howlgallo sameeyay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada booliska qaybta gobolka banaadir iyo ciidamada sida gaarka u tababaran ee RRT booliska  ayaa habeenimadii xalay howlgalo amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyey isgosyada magaalada Muqdisho, taasi loogu talagalay in bulshada caasimadda si nabad gelyo ah ku soomaan .

Ciidamada ayaa gawaarida yar yar waydiinaaya wax aqoonsi ah in haystaan  kadibna sii daynayeen , walow gawaarida BL-ka  iyo Mootada Bajaajka dadka saaran ciidanka dajinayeen si baaritaano u maraan kadibna ku noqonayeen  halkii markii hore kasoo dageen .

Related posts

Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda Oo Horumarin Ku Sameysay Hannaanka Soo-Saarista Baasaboor Soomaaliga

Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda Oo Horumarin Ku Sameysay Hannaanka Soo-Saarista Baasaboor Soomaaliga

October 12, 2025
Guddoonka Labada Aqal Oo Sameeyay Magacaabista Guddi Muhiim Ah

Guddoonka Labada Aqal Oo Sameeyay Magacaabista Guddi Muhiim Ah

October 12, 2025

Baaritaankaan ayaa ka duwanaa baaritaanadii hore  maadaama ciidamada hore u baarayeen kaliya gawaarida yar yar  balse xalay ayaa la arkaye ciidamada oo baaraya, misna aqoonsi waydiinaya gawaarida Soomaalida u taqaan Qooqanta ciidamo saran .

Inta howl-galka socday ayaa ciidamada waxa gawaarida wateen ka dajiyeen  shaqsiyaad ka shakiyeen bal inay katirsan yihiin kooxaha amaanka kasoo horjeeda, baaritaan kadib siidaayen kadib markii la aqoonsaday .

Taliyaha qaybta booliska gobolka banaadir Gashaanle Sarre Bishaar Abshir Geeddi oo u waramaaye Warbaahinta ayaa sheegay in arintaan qayb katahay sarre uqaadida ammaanka caasimadda.

“Runtii caawa waxaan howlgallo kasameynay Caasimadda Soomaaliya Muqdisho,  Qaybo ka mid ah oo lagu sugayo arrimaha amniga gobolka banaadir,  Howshaasi waxaa ka qayb qaatay ciidamada booliska qaybta guud iyo ciidanka sida gaarka ah  u tababaran ee loo yaqaan RRT  oo ka tirsan ciidanka booliska Soomaaliyeed, howlgalkaasi waxa bilowday habeenkii ugu horeysay Ramadan , si  is daba joog ah ayuu u soconayaa baaritaanka, iyadoo lagu xaqiijinayo amniga gobolka ilaa 30ka bisha Ramadan soconayaa, si muwaadiniinta Soomaaliyeed ugu soomaan uguna afuraan soonka uguna ciidan amni buuxda iyagoo haysta” ayuu yiri taliyaha qaybta booliska gobolka banaadir gashanle sarre  bishaar abshir geedi.

Taliyaha qaybta ayaa ka cosaday  bulshada gobolka banaadir  in nabadda u istaagaan, ciidamada booliskuna la shaqeeyaan , taasi oo keeni karta in kuwa nabadda kasoo horjeeda in ku hungoobaan ficilada xun xun ay sameynayaan ,  booliskuna waxa u taagan yahay sarre u qaadida ammaanka dalka, gaar ahaan magaalada Muqdisho, ayna soo laaban doonto nabadgalyada iyo kala dambeenta caasimada dalka .

Howlgalkaan ayaa socday ilaamaa xalay saqdii dhaxe .

vlcsnap-2016-06-08-16h13m22s933 vlcsnap-2016-06-08-16h15m31s235 vlcsnap-2016-06-08-16h16m13s461 vlcsnap-2016-06-08-16h16m54s310 vlcsnap-2016-06-08-16h17m04s242 vlcsnap-2016-06-08-16h17m52s391 vlcsnap-2016-06-08-16h18m28s084 vlcsnap-2016-06-08-16h18m41s278 vlcsnap-2016-06-08-16h18m53s458 vlcsnap-2016-06-08-16h19m10s028 vlcsnap-2016-06-08-16h19m28s080 vlcsnap-2016-06-08-16h19m46s875 vlcsnap-2016-06-08-16h20m02s420  vlcsnap-2016-06-08-16h20m46s369 vlcsnap-2016-06-08-16h21m13s262 vlcsnap-2016-06-08-16h21m25s462 vlcsnap-2016-06-08-16h21m37s255 vlcsnap-2016-06-08-16h21m50s183 vlcsnap-2016-06-08-16h22m10s876 vlcsnap-2016-06-08-16h22m46s086 vlcsnap-2016-06-08-16h23m00s395 vlcsnap-2016-06-08-16h23m11s430

Previous Post

Kooxo hubeysan oo dil u geystay Guddoomiyihii ururka Haweenka Gobolka Mudug

Next Post

Maamulka Koonfur galbeed oo lagu wareejiyay gaadiid kala duwan

Next Post
Xafiiska UNSOM ee Soomaaliya oo taageero siinaya Maamulka Koonfur Galbeed

Maamulka Koonfur galbeed oo lagu wareejiyay gaadiid kala duwan

Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda Oo Horumarin Ku Sameysay Hannaanka Soo-Saarista Baasaboor Soomaaliga

Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda Oo Horumarin Ku Sameysay Hannaanka Soo-Saarista Baasaboor Soomaaliga

October 12, 2025
0

RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (ICA Somalia) ayaa sheegtay inay horumar weyn ka samaysay geedi socodka soo saarista baasaboorka Soomaaliga...

Guddoonka Labada Aqal Oo Sameeyay Magacaabista Guddi Muhiim Ah

Guddoonka Labada Aqal Oo Sameeyay Magacaabista Guddi Muhiim Ah

October 12, 2025
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay guddiga soo xulista Xildhibaanadda Soomaaliya ku meteli doona Baarlamaanka...

Ra’iisul Wasaaraha XFS Oo Magacaabay Agaasimeyaal Guud

Ra’iisul Wasaaraha XFS Oo Magacaabay Agaasimeyaal Guud

October 11, 2025
0

RADIO MUQDISHO:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha Howlaha Guud,...

Dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti oo taageeray heshiiska nabadda ee Gaza

Dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti oo taageeray heshiiska nabadda ee Gaza

October 11, 2025
0

RADIO MUQDISHO:-Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa soo dhoweeyay heshiiska nabadda ee Gaza, waxayna ammaaneen dadaallada gobolka iyo kuwa caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In