Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada XDS oo gacanta ku soo dhigay horjooge ka tirsan Shabaab

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ciidamada XDS oo gacanta ku soo dhigay horjooge ka tirsan Shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ayaa maanta lagu soo bandhigay horjooge ka tirsan kooxda Shabaab oo lagu soo qabtay howlgal gaar ah oo ay ciidanka ka fuliyeen deegaanno hoos yimaada degmada Ceelbuur.

Taliyaha ciidanka xoogga dalka ee ka howlgala degmadaasi Ceelbuur, Col. Maxamed Kaahiye Carraale ayaa sheegay in horjoogaha oo lagu magacaabo Cali Yuusuf (Cali Ganey)  lagu soo qabtay howlgal ay ciidamadu ka sameeyeen deegaanka Ceelshiid ee ka tirsan segmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Col. Carraale ayaa xusay in horjoogaha la soo qabtay uu ka mid ahaa horjoogayaasha ugu waa-weyn ee Al-Shabaab kaasoo uu sheegay in uu dhibaatooyin xad dhaaf ah ku hayay bulshada ku nool deegaanno ka tirsan gobolka, isagoo tilmaamay inninkan la marsiino doono sharciga.

Taliyaha ayaa ugu baaqay dhallinyarada wali ku harsan Al-Shabaab inay ka baxaan kooxda, oo ay ka faa’iideystaan cafiska dowladda.

Ciidanka dowladda federaalka iyo kuwa AMISOM ayaa ku guulaystay inay kooxda Al-Shabaab ka saaraan deegaannada u dhaxeeya Dhuusamarreeb iyo Ceelbuur kaddib howlgallo milateri oo ay wadeen muddooyinkii ugu dambeeyay.

Previous Post

Waddada Wadnaha Oo Lagu Dhisi Doono Canshuurta Laga Qaadayo Shacabka Muqdisho “Sawirro”

Next Post

Tartan Sport oo lagu xusayay maalinta calanka oo lagu qabtay Koonfur Afrika-Sawirro

Next Post
Tartan Sport oo lagu xusayay maalinta calanka oo lagu qabtay Koonfur Afrika-Sawirro

Tartan Sport oo lagu xusayay maalinta calanka oo lagu qabtay Koonfur Afrika-Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In