Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada XDS oo si buuxda ula wareegay deegaanka Mooro-gaabeey

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Ciidamada XDS oo si buuxda ula wareegay deegaanka Mooro-gaabeey
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa la wareegay deegaanka Mooro gaabeey oo qiyaastii 30 KM u jirta degmada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool, iyagoo ku sii siqaya deegaanno hor leh.

Cutubyo ka tirsan ciidamada XDS oo gacan ku helaya kuwa maamulka Koofur galbeed ayaa si nabad gelyo ah kula wareegay deegaanka Mooro gaabeey kaddib howlgallo ka dhan ah maleeshiyaadka Shabaab oo ay halkaasi ka fuliyeen.

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026

Jeneraal Xasan Baydhabo oo ciidamadaasi hogaaminayay ayaa Radio Muqdisho u sheegay in ay sii wadi doonaan howlgalladaasi isagoo xaqiijiyay in ciidamadu ay si buuxda ula wareegeen deegaanka Moorogaabeey oo istiraatiiji ah howlgallada ciidamada XDS ay ku baacsanayaan firxadka maleeshiyaadka Shabaab.

Sidoo kale Jeneraal Xasan Baydhabo ayaa tilmaamay in ciidamadu ay dileen labo ka tirsanaa maleeshiyaadka Shabaab kuwaasoo sahan ahaa islamarkaana watay labo mooto oo nooca dhug dhugleyda ah, wuxuuna xusay in ay ka qaateen hubki iyo mootooyinki ay isticmaalayeen maleeshiyaadkaasi.

Jeneraalka ayaa hoosta ka xariiqay in ciidamada XDS ay isku filanyihiin marka la eego howlgalada ay ka fulinayaan deeganadaasi, ayna ka maarmi karaan gacan ay ka helaan kuwa AMISOM.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho 3-1-2017

Next Post

Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata dalka South Africa oo dooratay Gudoomiye cusub+Sawirro

Next Post
Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata dalka South Africa oo dooratay Gudoomiye cusub+Sawirro

Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata dalka South Africa oo dooratay Gudoomiye cusub+Sawirro

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika, oo...

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In