Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamadda Xoogga dalka oo degmada Diinsoor ka saaray miinooyin ay ku Aaseen kooxda Shabaab

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ciidamadda Xoogga dalka oo degmada Diinsoor ka saaray miinooyin ay ku Aaseen kooxda Shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska Ciidamada xoogga dalka ee qeybta 60-aad ayaa faahfaahin ka bixiyay baaritaano lagu helay waxyaabaha Qarxa oo ay ka sameeyeen Degmada Diinsoor ee gobolka Bay, halkaasi oo ay shalay la wareegeen Ciidamada Qaranka.

Abaanduulaha Ciidanka Xoogga dalka degmada Diinsoor gaar ahaan qaybta 60-aad Ismaaciil Khaliif Shire oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ciidamdadda Qaranka ay heleen miinooyin dhulka ay ku Aaseen kooxda Al-shabaab isla markaana ay wali Baari doonaan Meelkasta oo ay ku arkaan Miino si Qatartaas dadka looga bad’baadiyo.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Meelaha Miinooyinka aan ka helnay waxaa u badan Xarunta Booliiska Degmada oo ay shabaab Miinooyin inoogu aaseen iyo meelaha dadku ay u badanyihiin, ciidamadda Qaranka oo markii horaba Taxadar dheeraad ah muujinayay ayaa wali Soo saaraaya miinooyinkaas” ayuu yir Abaanduulaha Qaybta 60-aad ee Ciidamadda Xoogga dalka ee degmada Diinsoor.

Dhanka kale waxa uu tilmaamay Abaanduulaha in ay Dowladda muhiim u tahay inay Shabab ka saaraan Degmooyinkii Goobnaa oo ay horay u haysteen isla markaana ay tahay degmada Diinsoor halkii ugu Dambeeysay  ee Gobolka Baay oo ay  Dowladdu ka saarto shabaab, halka Degmada Bardheere ee gobolka Gedo ay tahay halkii ugu dambeeyay oo kooxda Shabaab laga saaro isagoo intaa raaciyay inaan kooxda laga hari doonin meelkasta oo ay galaanna lagu Baacsan doono.

Previous Post

Wasiirka Amniga oo maanta Horimaandoona Barlamaanka Soomaaliya

Next Post

Dhageyso warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka Subax ee Radio Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In