Monday, April 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Amniga oo maanta Horimaandoona Barlamaanka Soomaaliya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Amniga oo maanta  Horimaandoona Barlamaanka Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulankooda Maanta uga hadli doona Akhrinta koowaad ee hindise sharciyeedka la Dagaallanka Argagixisada iyadoo Baarlamaanka uu hor imaandoono Wasiirka Amniga si uu u Aqriyo Guulaha Ciidamadda Qaranka ay ka soo hoyeen la Dagaallanka kooxda Alshabaab.

Hab-dhowraha Barlamaanka Maxamed Cumar Maxamuud oo waraysi siiyay Radio Muqdisho ayaa sheegay in kulanka maanta ee Barlamaanka looga hadli doono labo ajande oo kala ah in xubnaha golaha loo soo Bandhigi doono qaraar la doonayo inay ansixiyaan Barlamaanka iyo Akhrinta koowaad ee Hindise Sharciyeedka la dagaallanka Argagixisada.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026

“Qaraarka Baarlamaanka la horkeeni doono maanta wax aan kala Socdo malaha laakiin guddoonka Barlamaanka ayaa gacanta ku haya saacadaha Soo aadan ayaan ogaandoonaa , sida aad la socotaan Barlamaanka waxaa horimaan doona Wasiirka Amniga oo laga sugayo warbixin la xiriirta Amniga iyo Horumarada Ciidamadda Qalabka sida ee Dowladda” ayuu yiri  Habshowraha barlamaanka Xil Maxamed Cumar Maxamuud.

Previous Post

Dowladda Masar oo sii daysay Maxaabiis Afrikaan ah

Next Post

Ciidamadda Xoogga dalka oo degmada Diinsoor ka saaray miinooyin ay ku Aaseen kooxda Shabaab

Next Post
Ciidamadda Xoogga dalka oo degmada Diinsoor ka saaray miinooyin ay ku Aaseen kooxda Shabaab

Ciidamadda Xoogga dalka oo degmada Diinsoor ka saaray miinooyin ay ku Aaseen kooxda Shabaab

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026
0

Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

Midowga Africa oo si adag  uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

Midowga Africa oo si adag uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Midowga Afrika ayaa si adag uga horyimid safiirka ay Israa'iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland,tallaabadaas oo dhalisay hadal-hayn siyaasadeed...

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda, Mudane Yuusuf Cali...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In