Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidammada amaanka oo saaka fashiliyay weerar argagixiso

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ciidammada Xoogga dalka oo gacanta ku dhigay dhagar qabayaal iyo hubkoodii
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka laga helayo degmada Shibis ee gobolka Banaadir ayaa waxaa ay sheegayaan in maleyshiyaad ka tirsan kooxda Argagixisada ah ee UGUS  oo isku dayay in ay weerar ku qaadaan dugsiga hoose Dhexe  sarer ee Shibis ay ka hortageen ciidamada amaanka Soomaaliya .

Maleyshiyaadkaan oo la sheegay in ay wateen  gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa waxaa  joojiyay ciimada amaanka oo u diyaarsanaa in ay ka hortagaan dhagarta kooxda markii la joojiay ayuu qarxay labo maleyshiyaa ayaa isku dayay in ay baxsadaan guri ku yaala degmada ayay galeen ka dibna ciidanka ayaa ga daba galay halkaa ayaana lagu dilay sidaa waxaa Radio Muqdisho u sheegay dadka degaanka .

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Saraakiisha ciidamada amaanka ayaa waxaa ay sheegayaan in weerarkaasi uu yahay mid fashilmay oo aysan kooxda argagixisada ah ka gaarin hadafkii ay ka lahayd xaalada ayaana hadda ah mid dagan isu socodka dadka iyo gaadiidka ayaana caadi ah xaafadaas .

FAAH FAAHINADA KU SAABSAN DHACDADAAS DIB KALA SOCO IN SHA ALAAH

Previous Post

Tartamayaasha degmada Warta Nabadda oo u soo gudbay wareegga labaad ee tartan Cilmiyeedka “Dhageyso”

Next Post

Madaxweynaha oo shacabka ka Codsaday in ay la shaqeeyaan Maamulka Gobolka

Next Post
Madaxweynaha oo ka digay musuqa iyo ku takri falidda shaqaalaha

Madaxweynaha oo shacabka ka Codsaday in ay la shaqeeyaan Maamulka Gobolka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In